Home WARARKA GALMUDUG Sawiro: Faahfaahin dheeri ah oo laga helay Qarixii Ka dhacay Muqdisho

Sawiro: Faahfaahin dheeri ah oo laga helay Qarixii Ka dhacay Muqdisho

0

Qarax loo adeegsaday Gaari lagu soo raray waxyaabaha Qarxa ayaa ka dhacay degmada Waabari ee gobalka Banaadir, gaar ahaan afafka hore ee xerada Afisyooni ee ciidamada Cirka waxaana la sheegay in lagu weeraray Kolonyo Gaadiid ah oo ay lasocdeen Saraakiil katirsan xafiiska UN-ka ee Muqdisho.

Saraakiisha amaanka ayaa iisheegay in uu jiro khasaaro kala duwan oo dhimasho, dhaawac iyo burbur leh balse aan tiro rasmi ah laheynin.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here