Home WARARKA GALMUDUG Aqri maxay yihiin ciidamada Galmudug isku soo dhiibay ee la hadal hayo?

Aqri maxay yihiin ciidamada Galmudug isku soo dhiibay ee la hadal hayo?

0

Laamaha amniga Dhuusamareeb ayaa goordhaw warbaahinta usoo bandhigey dhowr iyo toban rag ah iyo hubkooda kuwaa oo hore uga tirsanaa Kooxda la baxdey Ahlusunna ee fadhigoodu yahay bohol.

Xubnahan ayaa si cad u sheegay in ay ka tanaasuleen fekerkii ay ku howlanaayeen, iminkana ay diyaar u yihiin in ay bulshadooda dhinac ka galaan.

Taliska ciidanka Booliska magaalada Dhuusamareeb ayaa dhankooda sheegay in aan loo geysan doonin waxyeelo dadkaan, islamarkaana ay qeyb ka noqon doonaan bulshada magaalada.

Ciidamo badan oo kasoo horjeedda maamulka Galmudug ayaa ku sugan deegaanka Boqol.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here