Home WARARKA GALMUDUG Qoor qoor oo Caawa Dib u magacaabay wasiir oo horay u cayriyay

Qoor qoor oo Caawa Dib u magacaabay wasiir oo horay u cayriyay

0

Madaxweynaha Galmudug Axmed Cabdi Kaariye aya Wasiirka Arimaha Gudaha iyo Dib U Heshiisinta Galmudug mar kale u magacaabay Cabdi Maxamed Jaamac (Cabdi Waayel).

Arintaan aya waji gabax ku ah Madaxweyne Ku Xigeenka Galmudug Cali Daahir Ciid oo sanad kahor sheegay inuu xilka ka qaaday isago taagero ka heystay Qoorqoor balse hada dib uso celiyay.

Cabdi Waayel aya kaso jeedo beesha Mareexaan / Reer Diini / Reer Kooshin.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here