Home WARARKA GALMUDUG Al-shabab oo raba in ay qabsadan deganka wasil ee gobalka mudug...

Al-shabab oo raba in ay qabsadan deganka wasil ee gobalka mudug iyo xiisad dagal oo laga cabsi qabo(xog buuxda)

0

Warar lagu kalsoonan karo oo ay heshay warbaahinta hobyomedia ayaa sheegaya in maleeshiyaadka al-shabab ay qorsheynayan in ay mar kale weerar toos ah ay ku sooo qaadan deganka wasil ee gobalka mudug.

Xogta oo soo shaac bxday markii alshabab ay bilaabeen in ay u hanjabaam.dadka deeganka aya waxaa qaylo dhaan ka muujiyay siyaasiyiin iyo waxgarad ka soo jeeda gobalka mudug.

Xogta ayaa sidoo ke tilmaamay in ciidankii furaha joogay intooda bdn ay ay furimaha ka baxeen kadib markii in.mudo ah.aysan helin mushaaradkii maamulka galmudug.

Madaxweyne qoor qoor aya lagu dhaliilaya in uusan ahmiyad siinin shababka doonaya in gobalka mudug sy qabsadaan .

Warar lagu kalsoonaan karo aya sheegaya in dadka degaanka oo garab ka helaya maleeshiyo beedyo is abaabulay ay qorsheynayaan in ay difaacaan deganka wasil ee gobalka mudug .

Kooxda alshabab ayaa hada ahmiyad siinaya in au weeraro iyo qaraxyo  miinooyinka dhulka lagu aaso ay  dhigaan dhaman.wadooyinka soo gala wasil si ay cabsi ugu beeraan dadka degaankaasi.

Madaxweynaha galmudug qoor qoor ayaa loogu baaqay in uu cadeeyo goaankiisa gobalka mudug iyo in uu garab tgn yhy gobalka mudug iyo in uu wajibkiisa guto.

Wixii warar ah markasta  isha ku haay hobyomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here