Home WARARKA GALMUDUG Daawo;-Ciidanka Darawariishta Galmudug oo soo bandhigay jabkii xalay ay garsiiyen shababki ...

Daawo;-Ciidanka Darawariishta Galmudug oo soo bandhigay jabkii xalay ay garsiiyen shababki ay ku layeen inta u dhaxeysa hobyo iyo Gaalkacyo

0

Ciidamada Danab iyo kuwa Daraawiishta Galmudug ayaa soo bandhigay Jabkii xalay ay gaarsiiyeen Maleeshiyaadka Al shabaab

Ciidamo ka tirsan alshabab aya rabay in ay miinooyin galiyaan wadada dheer ee isku xirta gaalkacyo iyo hobyo blse ciidanka oo dabagal ku hayay kooxdan aya weerar ku qaaday iyago maraya inta u dhaxeya degaanka bajeeela iyo hobyo

Inta la xaqiijiyay werarkii xalay aya shabab looga layay 3 ka mid ah ciidankooda halka 1 kalena isagoo dhawac ah la qabtay

Mid ka mid ah shabbkii isagoo dhawac ah ay qabten ciidanka galmudug

Saraakiil ka tirsan Ciidanka daraawishta Galmudug aya hobyomedia.com u sheegay in ciidamo hubaysan oo kuwa deganka ah ay garab xoogan ka heleen

Ciidanka Daraawiishta Galmudug iyo Danab ayaa ku dabajooga Maleeshiyaadka Al shabaab kuwaas ku firxaday miyiga Koonfurta Gobolka mudug

Wixii warar ah oo ku soo.kordha kala soco hobyomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here