Home WARARKA GALMUDUG Taliye cusub ooo loo Magacaabay Saldhiga dhuusamareeb

Taliye cusub ooo loo Magacaabay Saldhiga dhuusamareeb

0

Taliska Booliiska Soomaaliaya ayaa Muumin Ciise Maxamuud u Magacaabay Saladhiga Booliiska Magaalada Dhuusamareeb waxaana Xilkaasi laga qaaday Gaashaanle Maxamed Mire Maxamuud.

Taliyaha Cusub ayaa ka mid ah Saaxiibada Gaarka ah ee Xildhibaan Saadaq Joon waxa uuna Muumin horay uga mid ahaa Ciidamada Haramcad.

Isbadalkaan lagu sameeyey Taliska Booliiska Dhusamareb ayaa Horay loo hadal hayey Bila ka hor ayaana sidaan oo kale badal lagu sameeyey.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here