Home Uncategorized WARARKA MAANTA Maleeshiyaad hubaysan oo Qof shacab ku dilay Balicad

Maleeshiyaad hubaysan oo Qof shacab ku dilay Balicad

0

Maleeshiyaad Hubeysan Oo sida la sheegay kasoo Jeeda Caabudwaq ayaa qof shacab ah ku dishay Deeganka Balicad

Ruuxa la dilay ayaa deegan ahaan kasoo jeeda Cadaado

Dilalka nuucan ah oo inta badan ka dhaca Galmudug Ayaa ah kuwo ku saleysan aano Qabiil iyo dhul daaqsimeed.

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here