Home WARARKA GALMUDUG Ninka ka Mid ahaq Dadka caana aha Guriceel oo Goordhow Lagu Dilay...

Ninka ka Mid ahaq Dadka caana aha Guriceel oo Goordhow Lagu Dilay Degmadaas

0

qof shacab ah oo magaciisa lagu soo koobay Afar daqiiqo ayaa ku dhintay rasaas Ciidamada amaanka oo howlgalo kawada Guriceel ay fureeen.

Alle ha u naxariisto marxuumka waxa uu kamid ahaa raga baraha Bulshada wax ku qora ee deegaanka laga yaqaan.

Afar daqiiqoayaa Caan ka Ahaa Degmada Guriceel Afar Daqiiqo  waxaa uu aad u dhaliili jiray maamulka Ahmed Qorqoor

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here