Home WARARKA GALMUDUG Deg deg al-shabab oo degano farabadan oo mudug ka tirsan isaga cararay

Deg deg al-shabab oo degano farabadan oo mudug ka tirsan isaga cararay

0

Kooxda Argigixisada Alshabaab Ayaa Isaga Baxday Deegaanada Camaara, Caad, Ceelcabdi, Dumaye, Dabagalo Ee Koonfurta Gobalka Mudug.

Ciidamada Daraawiishta Galmudug Iyo Ciidamada Dowladda Oo Iskashanaaya Ayaa Wada Howlgallo Lagu Badi Goobayo Malayshiyada Al-Shabaab Ee Kusugan Deegaanadas.

Warar lagu kalsoonan karo oo hobyomedia dadka deganka ay ka helayso ayaa tilmaamaya in al shabab ay wadaan dhaq dhaqaaqyo kdib markii sida la sheegayo ay ka war heleen dulaan iyaga ka dhan ah

Dhawaan ayay ahyd markii shabab dad badan looga laayay duledka baxdo kadib markii ay qorsheyeen weeraro blse laga war hayay taasi oo keentay in shabab uu soo gaaray jab xoogan.

Wixii warar ah oo ku soo jordha kla soco hobyomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here