Home WARARKA GALMUDUG Deg deg dagaal beleedyo xoogan oo mar kale dib uga qarxay gobalka...

Deg deg dagaal beleedyo xoogan oo mar kale dib uga qarxay gobalka mudug, iyo qasaaraha dagaalka oo…

0

Wararkii u danbeyay  ee ku soo dhaca xafiiska warqabadka hobyomedia ee magaalada gaalkacyo aya waxa uu ku soo waramaya in mar kale uu dagaal beleedyo uu ka qarxay  degaano hoostaha gobalka mudug.

2 qof ayaa dhimatay 5 kalena waa dhawac kadib dagal dhex maray labo maleeshiyo beeled kaa oo ka dhacay Deegaanka Xero jaale ee Galbeedka Gobalka Mudug.

waxaana la soo warinayaa in ay imiki xaaladu kacsantahay waxaa jira odayaal ku baxay saminta xiisada,.iaydoo waraku sheegayaan in aynlavada dhinac wadaan hub aruursi

.Colaada ka qaraxday Xera jaalle aya salka ku hayna Soohdin ka dhaxeysa labo beelood oo halkaa wada daga .kuwaa oo muran ku dheray Qodista Baraag Biyood halkaa laga qoday .

Wixii warar ah oo ku soo kordha  kala soco hobyomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here