Home Uncategorized WARARKA MAANTA Madaxweynaha Ukraine oo qaaday tallaabo dhif iyo naadir oo Geesinimo leh

Madaxweynaha Ukraine oo qaaday tallaabo dhif iyo naadir oo Geesinimo leh

0

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa safar dhif ah ku tagay furinta dagaalka ee dhinaca koonfureed, xilli ay ciidamadiisa horumar gaabis ah ka samaynayaan dagaalka ka socda gobolkaas.

Hoggaamiyaha Ukraine ayaa booqday magaalooyinka Mykolaiv iyo Odesa, oo ah meelaha ay bartilmaameedsadeen militeriga Ruushka ee isku dayaya inay qabsadaan xeebta Badda Madow.

Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa safar dhif ah ku tagay furinta dagaalka ee dhinaca koonfureed, xilli ay ciidamadiisa horumar gaabis ah ka samaynayaan dagaalka ka socda gobolkaas.

Hoggaamiyaha Ukraine ayaa booqday magaalooyinka Mykolaiv iyo Odesa, oo ah meelaha ay bartilmaameedsadeen militeriga Ruushka ee isku dayaya inay qabsadaan xeebta Badda Madow

 

 

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here