Home Uncategorized WARARKA MAANTA Deg Deg: Ninkii Dilay Taliye ku xigeenkii NISa ee galmudug Puntland Lagasoo...

Deg Deg: Ninkii Dilay Taliye ku xigeenkii NISa ee galmudug Puntland Lagasoo qabtay iyo Galmudug Oo ka Hadashay(Sawiro)

0

Maamulka degmadda,Saraakiisha Booliiska,NISA iyo Militaruga ayaa kawarbixiyay soo qabashada Axmed Cabdi Aadan (Dhaga Dheere) oo ku eedeysnaa dilka Allaha unaxariistee Taliye kuxigeenkii Nabad sugida Galmudug Faarax Cumar Geelle (Bayr) iyo walaashiis Xaawo Cumar Geelle.

Taliyaha nabad sugida iyo sirdoonka qaranka Gobolka Galgaduud Cornell Faisal Ibrahim Anod aya yiri “Cornell Bayr waxuu dhintay asagoo waa jibaad kiisa Dastuuriga ah gudanaayo gacan ka xaq daran baa dishay sawab la xariiro amniga dartiis waana kanaa ninkii dilay, Mana ka dambeynaayo sharciga ayaa la horgeenayaa haduu ilaahay idmo”.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here