Home WARARKA GALMUDUG Ciidamo ku baxay beelo ku dagalamay galmudug, (xog xasaasi ah)

Ciidamo ku baxay beelo ku dagalamay galmudug, (xog xasaasi ah)

0

Ciidamada Amaanka Ayaa Ku Guuleystay Howgal Nabadeyn Ah Kaas Oo Ka Socda Deegaanka Labo Gale Ee Gobolka Galgaduud

Saraakiisha Hogaamineysa Ciidamadaan Ayaa Sheegay In Goobihii Ay Ku Dagaalameen Labada Maleeshiyo Beeleed Ay La Wareegeen Isla Markaasna Guulo Waa Weyn Ay Ka Gaareen Howgalkii Nabadeynta Ah Ee Ka Socda Aaga Deegaanka

Dadka degankaasi waxa dqgaaladaasi u dheer abaaro iyo biyo la,aan xoogan waana dhjbaato wayn oo ku hysta dadka deganka halkaaasi.

Maalinka Bari Ah Ayuu Qorshuhu Yahay Iney Deegaanka Labo Gale Ay Kulamo Ku Yeesheen Dhamaan Waxagaradka Qabaailkii Dagaalamay

Dagaalada ku salaysay hab qabaaileed ayaa wayihii u danbeyay ku soo badanayay deganada galmudug ,iyadoona wali maamulka galmudug uu ku guulaysan la,yhy in nabad toos ah la kala dhx dhigo beelaha wali ku dagalamaya degano hoostaga maamulka galmudug

Wixii warar ah oo ku soo kordha kla soco hobyomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here