Home Uncategorized WARARKA MAANTA Degmada cadaado oo maantay Yeelatay Gudoomiye cusub oo Kadib Doorasha adag

Degmada cadaado oo maantay Yeelatay Gudoomiye cusub oo Kadib Doorasha adag

0

Magaalada Cadaado waxaa goordhow ka bilaabatay doorashada Gudoomiyaha iyo Gudoomiye ku xigeenka Degmada Cadaado.

Musharaxiinta Gudoomiyaha Degmada Cadaado:

1. Faarax Diiriye Warsame

2. Jibriil Cumar Jimcaale

Musharaxiinta Gudoomiye ku xigeenka Degmada Cadaado:

1. Cabdixakiin Maxamed Cali

2. Sayid Cali Daahir Maxamuud

Faarax Diiriyr Warsame oo ku guuleystay doorashada gudoomiyaha Cadaado waxuuna helay 15 cod

Jibriil Jimcaale JJ oo la tartamayay ayaa helay 8 cod

Cabdikariin Cali oo loo yaqaano Shilin ayaa ku guuleystay gudoomiye kuxigeenka Cadaado

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here