Home Uncategorized WARARKA MAANTA Mahad Salaad oo Amar ku baxshay in dhulka lala Simo Hotel Xayaat...

Mahad Salaad oo Amar ku baxshay in dhulka lala Simo Hotel Xayaat oo 24 Saac ka badan dagaal kasocdo

0

24 Saac oo weerar kasocday Hotelka Xayaat ee Muqdisho, Agaasimaha NISA Mahad Salaad ayaa go’aamiyey in lafuliyo xalka kaliya ee haray uu yahay in Hotelka dhismihiisa laburburiyo, si loo soo afjaro weerarkan Argagixiso!!

Agaasimaha NISA oo goobta ku dhawaaday ayaa amray in laga baxo guryaha ku dhaw-dhaw agagaarka Hotelka, taas oo ka dhigan in qaraxyo ay dawladdu ku xirayso dhismaha si loo soo afjaro weerarkan.

Sida muuqata dawladda ayaa garowsatay in aan dhismaha dad shacab ah dambe oo nooli ku harin, iyadoo aan xaqiiqo la heynin dhameystiran.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here