Home WARARKA GALMUDUG Alshabaab oo Xoog looga saaray Degaanada Hoostaga Degmada Baxda

Alshabaab oo Xoog looga saaray Degaanada Hoostaga Degmada Baxda

0

Maleeshiyada Alshabaab ayaa looga adkaaday dagaal ka dhacay aaga Dhuumoodle oo hoostaga degmada Baxdo

Dadka deegaanka oo dagaal culus la galay ururka Alshabaab ayaa galabtay la wareegay goobihii lagu dagaalamay waxaana la sheegay in maleeshiyaadka Alshabaab ay firxadeen deeganka Xiindheere.

Dagaalkaan ayaa Kusoo aadaaya Xili Maalmihii Lasoo Dhaafay ay Gubeen Tulooyin Hoos yimaado Magaalada Baxda ee Gobalka Galgaduud.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here