Home WARARKA GALMUDUG Deg Deg: Ciidamada Galmudug oo la wareegay Degaan Alshabaab mudo maamulaayeen(Sawiro)

Deg Deg: Ciidamada Galmudug oo la wareegay Degaan Alshabaab mudo maamulaayeen(Sawiro)

0

Ciidamada xoogga dalka iyo kuwa xoreynta deegaanada bariga gobolka Galgaduud ayaa galinkii dambe ee maanta si nabdoon kula wareegay deegaanka labi-dulle oo in ka yar 16km ujira magaalada Ceel-lahelay ee gobolka Galgaduud, kadib markii maleeshiyadka Alshabaab ay deegaankan isaga baxday saacado kahor.

Howlgalka oo ah mid aad u baaxad weyn ayay hoggaaminayeen Wasiirka Gaashaandhiga Soomaaliya, taliyaha ciidamada xoogga dalka iyo madaxweynaha Galmudug oo ay furinta ku wehliyaan xildhibaanada federaalka iyo Galmudug kumatala deegaanada howlgalkani ka socdo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here