Home WARARKA GALMUDUG Daawo sawirka waa kuma sargaalka sare ee shabab ka tirsana...

Daawo sawirka waa kuma sargaalka sare ee shabab ka tirsana oo lagu qabtay Sh/dhexe ?

0

Ciidmada Xooga dalka iyo dadka deegaanka howlgalo wada jir ah oo ay ka sameeyeen deegaanka War-ciise ee gobalka Shabeellada Dhexe.

Saraakiisha Ciidamada ayaa sheegay in howlgalka ay ku soo qabteen Sarkaalkii Al-shabaab u qabilsana deegaanka War-ciise iyo deegaano kale oo hoostaha Degmooyinka Jowhar iyo Raage-celle.

Saraakiisha magaca Sarkaalka ka tirsana Al-shabaab ee gacanta lagu soo dhigay ku sheegay Maxame Jeelle.

Ciidamada Xogga iyo dadka deegaanka ayaa xoojiyay howlgallada ka dhanka Al-shabaab ee ay ka wadan deegaannada iyo degmooyinka Gobolka Shabeellaha Dhexe.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here