Home WARARKA GALMUDUG dhimashada qaraxyadii Soobe iyo madaxweyne xasan sheikh oo ka hadlay

dhimashada qaraxyadii Soobe iyo madaxweyne xasan sheikh oo ka hadlay

0

Madaxweynaha Dowladda Federaalka Soomaaliya ayaa gaaray goobtii ay ka dhaceen labadii qarax ee dadka badan ku dhinteen ee ka dhacay Isgoyska Soobe ee magaalada Muqdisho.

Madaxweynaha ayaa faah faahiyay tirada khasaaraha qaraxa uu ku sheegay 100 dhimasho ah iyo in ka badan 300 kale oo dhaawac ah oo dhashay qaraxa.

Madaxweynaha ayaa tilmaamay in laga yaabo in ay sii kororto tirada dhimashada qaraxyada, maadaama weli uu gurmadka.

Sidoo kale, Madaxweyne Xasan Sheekh ayaa Xukumadda faray in ay qaado tillaabooyin deg deg ah oo gurmad caafimaad loogu fidanayo dadka ku wax yeeloobay qaraxyada

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here