Home WARARKA GALMUDUG Shir xasaasi ah oo muqdisho uga socda madaxda qaranka iyo madaxweynayaasha dowlad...

Shir xasaasi ah oo muqdisho uga socda madaxda qaranka iyo madaxweynayaasha dowlad gobedyada wararkii u danbeyay

0

Waxaa lagu goordhow shir u furmay Madaxda Dowladda Federaalka iyo kuwa dowlad goboleedyada, kaasi oo diirada lagu saari doono xaaladda guud ee dalka.

Kulanka ayaa waxaa guddoominaya Madaxweyne Xasan Shiikh, iyada oo ay ka qeyb galayaan Ra’iisul wasaaraha, Madaxda Dowlad Goboleedyada iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir.

Shirka ayaa si gaar ah looga hadli doona dardar gelinta dagaalka iyo kacdoonka ka dhanka ah Al-shabaab ee ka socda Gobolada.

wixii warar ah oo soo kordha kala soco hobyomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here