Home WARARKA GALMUDUG Deg deg Al-Shabab oo dad ka afduubtay goordhaw gobalka mudug

Deg deg Al-Shabab oo dad ka afduubtay goordhaw gobalka mudug

0

Warar lagu kalsoonan karo oo warbaahinta hobyomedia ay heshay goordhaw aya sheegaya in maleshiyaadka alshabab ay dhaq dhaqaaqyo ka bilaabden degano hoos taha gobalka mudug

shabaab ayaa Gobolka Mudug ka Afduubtay Dad Reer guuraa ah iyo Xoolahoodi
Islamarkaana La aadey degaanada kale Ee Koxdaan ay ku xoogan yihiin,
dadka la afduubtay ayaa beel ahan ka soo jeedda Ree Xaaji Saleemaan oo Dadkooda ay wadda Kacdoon ay isaga dulqadayan Xukunka Argagixisada

Horey Sidokale Koxdaan waxa u afduubteen Xoolo iyo dad kale oo ilaa hada nolal iyo geeri midna lagu heyn waxaana Sababta keentay iyo degaanka ay muujiyen in Ladagaalman Al-Shabab,

Dadka deganka oo goordhaw la hadlay xafiiska warqabadka hobyomedia ee cadaddo aya sheegay in degano badan oo hoos taga  gobalka mudg ay cabsi ka tagan tahay waxana wararku intasi ay ku darayaan in alshabab dhawacyo  badan ay leyihiin la keenay magaaalada xarardheere.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here