Home NEWS IN ENGLISH Xasaasi:- qoor qoor oo odoyaal ku heeb ah ku qasbay in ay...

Xasaasi:- qoor qoor oo odoyaal ku heeb ah ku qasbay in ay ka hadlan heshiiskii odoyasha saleeban iyo al-shabab

0

Deg deg:- Odayaasha iyo Waxgaradka Beesha ree Xaaji Saleebaan oo Kulan deg deg ku yeeshay Magaalada Dhuusa mareeb ayaa War cad ka soo saaray Heshiis la sheegay in Beeshu la Gashay Kooxda Khawarijta AS,

Suldaan Mowliid oo ah Suldaanka Beesha Ree Xaaji iyo odayaal kale oo warbaahinta la hadley ayaa Xusey in ka beel ahaan aysan Matalin odayaasha Kooxdu sheegay in heshiis ay galleen isla markaana ay diyaar uyihiin Xoreynta degaanka iyo ladagaalanka Kooxda Khawarijta AS,

Warar hooose  oo ay heshay hobyomedia.com  aya tilmaamaya in odoyaasha arintan  ka hadlay  ay ku heeeb  dhaw yihiin madaxweyne  qoor qoor kadib markii loo balan  qaday in amnigooda la sugayo ayay ku dhiiradeen  in arintan ay ka hadlaaan.

Ururka alshabab ee gobalka galgaduud aya la rumaysan yahay in saraakiisha ugu badan ee deganadasi alshabab u qaabilsan ay ka soo.jeedaan beesha Saleebaan  ee galmudug.

Wixii warar ah oo ku soo kordha kala soco hobyomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here