Wararka ka imaanaya degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan ayaa ku warramaya in labo qarax oo ismiidaamin ah lagu weeraray guryo ku yaalla degmada Maxaas, waxaana kasoo baxaya faah faahinno dheeraad ah oo ku aaddan weeraradaasi.
Ugu yaraan 15 qof ayaa ku dhintay tiro intaas ka bandanna waa ay ku dhaawacmeen, sida ay xaqiijiyeen saraakiil ku sugan yahay Maxaas.
Qaraxyada labada oo labo Gaari loo adeegsaday ayaa lagu bartilmaameedsaday guryo ay saraakiisha iyo masuuliyiinta ciidanka ku sugnaayeen, waxaana jira khasaare xooggan oo soo gaaray Ciidanka.
Guryaha lagu weeraray Qaraxyada ayaa waxaa ka mid ah guriga uu Maxaas ka degan yahay xildhinaan Maxamed Abuukar Jacfar oo ka mid ahaa xildhibaanada Golha Shacabka, waloow annu xildhibaan Jacfar joogin Maxaas xilliga uu dhacay qaraxan, halka kan kalena uu ka dhacay guriga guddoomiyaha degmada Maxaas Muumin Maxamed Xalane.
Muumin Maxamed Xalane ayaa saxaafada u sheegay weeraradan ay ahaayeen kuwa ‘aragagixiso’, isaga oo intaas ku daray in hay’adaha amniga iyo kuwa gurmad degdegga ah ay yimaadeen goobaha ay ka dhaceen qaraxyadan.
Ilaa hadda cidi ma sheegan mas’uuliyadda weerarka, hase yeeshee inta badan weearrada noocan ah ee ka dhacay Soomaaliya waxaa sheegta ururka Al-Shabaab.
Maxaas ayaa ka mid aheyd degmooyinkii ciidamada dowladda iyo kuwa deegaanka ay bilhii lasoo dhaafay ka saaren maleeshiyada Al-shabaab, iyadoo 19-kii Novermber uu sidoo kale booqasho ku tagay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud, isaga oo ballanqaaday in Maxaas ay noqon doonto meelaha ugu horeya ee mashaaricda hormarinta laga hirgaliyo.
We use cookies on our website to give you the most relevant experience by remembering your preferences and repeat visits. By clicking “Accept”, you consent to the use of ALL the cookies.
This website uses cookies to improve your experience while you navigate through the website. Out of these, the cookies that are categorized as necessary are stored on your browser as they are essential for the working of basic functionalities of the website. We also use third-party cookies that help us analyze and understand how you use this website. These cookies will be stored in your browser only with your consent. You also have the option to opt-out of these cookies. But opting out of some of these cookies may affect your browsing experience.
Necessary cookies are absolutely essential for the website to function properly. This category only includes cookies that ensures basic functionalities and security features of the website. These cookies do not store any personal information.
Functional cookies help to perform certain functionalities like sharing the content of the website on social media platforms, collect feedbacks, and other third-party features.
Performance cookies are used to understand and analyze the key performance indexes of the website which helps in delivering a better user experience for the visitors.
Analytical cookies are used to understand how visitors interact with the website. These cookies help provide information on metrics the number of visitors, bounce rate, traffic source, etc.
Advertisement cookies are used to provide visitors with relevant ads and marketing campaigns. These cookies track visitors across websites and collect information to provide customized ads.