Dowlada hoose degmada gaalkacyo ee galmudug ayaa samaysay hawulo lagu furayo wadooyin si sharci daro loo dhistay waxaana hawulgalkan ka qayb qaatay maamulka gaalkacyo.
Hawulgan aya waxa uu ka dhacay xaafada garsoor waxaana dowladda hoose degmada gaalkacyo ee galmudug ay balan qaaday in la furi doono wado walba oo si sharci daro ah loo dhistay.
Halkan hoose ka daawo muqaal dhamaystiran.