Home WARARKA GALMUDUG Dib u xorenta galmudug, dagalka oo dhawr jiho ah ,warar cusub

Dib u xorenta galmudug, dagalka oo dhawr jiho ah ,warar cusub

0

Ciidanka Kumaandooska Ciidanka Dalka ee Danab & Gorgor oo ay Wehliyaan Ciidanka Difaaca Degaanka ayaa Al-Shabaab kala wareegay deegaanka Cali Heele oo hoos-taga Magaalada Galcad ee Gobolka Galgaduud.

Ciidanka Xoogga ayaa goobta kawada asluubta ciidamada, deegaanka baadigoobka xubnaha ururka Al-Shabaab ee isaga baxay, kuwaas oo gaaray deegaano kale oo Galgaduud.

Madaxda hogaamineysa ayaa Saraakiisha u sheegay in ujeedkooda uu yahay sidii guud ahaan deeganada iyo deegaanada Gobolka Galgaduud oo ay ku sugan yihiin Al-Shabaab.

Maalmihii la soo dhaafay ayaa Ciidanka Asluubta dalka iyo dadka deegaanka waxaa ay sii soconayeen in degaano badan oo gobolka Galgaduud oo tobankii sano ee la soo dhaafay ay ku lumin Al-Shabaab.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here