Home WARARKA GALMUDUG Faah faahino ciidamo beledyo hubaysan oo la wareegay Dowladda hoose ee gaalkacyo...

Faah faahino ciidamo beledyo hubaysan oo la wareegay Dowladda hoose ee gaalkacyo galmudug

0

Ciidamo beeleed Gadoodsan oo la wareegay Xarunta Dowladda Hoose ee Degmada Gaalkacyo Ee galmudug,

Ciidamdaan oo ah ciidanka beesha reer Abakar Culus ayaa ka carooday ka dib markii Maamulka Dowladda Hoose uu xiray Dad beeshooda ah oo diiday Cashuur, ka dib markii beeshaan ay horay u sheegtay inay ka baxday Dowladda Galmudug. Isla Markaana aan la canshuuri karin hantidooda.

Ciidamada oo wata Gadiidka Dagaalka ayaa isku gaydaamay Xarunta waxayna kala Cauriyeen Dhammaan shaqaalihii joogay Xarunta,

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here