Home WARARKA GALMUDUG Faah faahino cusub weerar dad lagu laayay oo ka dhacay ...

Faah faahino cusub weerar dad lagu laayay oo ka dhacay gaalkacyo, qasaraha dhimasho iyo dhawac

0

Gaalkacyo 2 Ruux ayaa Geeriyoodey 3 Ruux oo kalana wey ku dhawacmeen Kadib markii Koox dablay ah ay rasaas ku fureen. Goob Meherad ah oo ku taala Waqoyiga Magaalada Gaalkacyo Puntland,

Dadkaan Rasasta lagu furey ayaa ku sugnaa Goob meherada oo kooxdu ay lahaayeen waxayna u badnaayeen Hal Reera , sida ay Noo xaqijiyeen Dadka ku sugnaa Gobta shaqaaqadu ka dhacdey,

Dhacdooyinka ayaa la Xariira aanooyinka qabiil oo muddoyinkii ugu Danbeyey ka taagnaa Magaalada Gaalkacyo.

Wixii warar ah oo ku soo.kordha kla soco hobyomedia.com

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here