Home WARARKA GALMUDUG War Deg deg ah : shabaab oo goodhaw degano galmudug hoostaga laga...

War Deg deg ah : shabaab oo goodhaw degano galmudug hoostaga laga xoreyay , horjoge shabab ah oo la qabtay+Daawo sawirada

0

Ciidamada Xoogga dalka iyo xooggaga deegaanka deegaanka ayaa la wareegay gacan ku haynta deegaanka Baraag Sheekh Caamir oo gobolka Galgaduud ka tirsan halkaas oo ay iskaga carareen Khawaarijta oo muddo dadka ku dhibeysay.

Horjooge ka tirsan Khawaarijta oo lagu magacaabo Cabdi Cali Gadiid ayaa ciidanku qabtay xilli uu saanad u waday Khawaarijta lagu baacsanayo deegaankaas.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here