{"id":13,"date":"2026-11-26T21:41:06","date_gmt":"2026-11-26T21:41:06","guid":{"rendered":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=13"},"modified":"2026-11-26T21:41:06","modified_gmt":"2026-11-26T21:41:06","slug":"dfs-oo-dalbatay-in-ciidamada-taabacsan-ugaas-yuusuf-laga-saaro-garoonka-beledweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=13","title":{"rendered":"DFS oo dalbatay in ciidamada Taabacsan Ugaas Yuusuf laga saaro garoonka Beledweyne."},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Federaalka aysan xirin Garoonka Diyaaradaha magaalada Baladweyne, balse hakadka ku yimid duulimaadyada uu la xiriiro dhacdo dhowaan ka dhacday garoonka iyo ciidamada weli ku sugan gudaha xarunta.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wasiirku wuxuu sheegay in shirkadaha diyaaradaha ay walaac ka muujiyeen xaaladda garoonka iyo joogitaanka ciidamada, isaga oo xusay in arrinta hadda laga shaqeynayo ay tahay sidii ciidamada looga saari lahaa garoonka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dhanka kalena, Wasiirka ayaa waxa Waxa uu intaas ku daray in haddii ciidamada laga saaro garoonka, xaaladduna hagaagto, dib loo bilaabi doono duulimaadyada, taas oo ka dhigan in dib u furitaanka duulimaadyadu ku xiran yahay xal u helidda xaaladda amni ee garoonka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">\u201cDowladda federaalka ma xirin garoonka diyaaradaha Baladweyne ,wax kale oo jirana malahan basle dhacdadii ka dhacday garoonka iyo ciidamada wali ku sugan garoonka in laga saaro, waxana arintan walaac ka muujiyay shirkaddaha diyaaradaha, hadii la saaro oo xaaladda hagaagto waxaa dib loo bilaabi doonaa duulimaadyadda\u201d, Ayuu yiri Wasiirka gaadiidka iyo duulista hawada xukuumadda federaalka Soomaaliya<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Wasiirka Gaadiidka iyo Duulista Hawada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa sheegay in Dowladda Federaalka aysan xirin Garoonka Diyaaradaha magaalada Baladweyne, balse hakadka ku yimid duulimaadyada uu la xiriiro dhacdo dhowaan ka dhacday garoonka iyo ciidamada weli ku sugan gudaha xarunta. Wasiirku wuxuu sheegay in shirkadaha diyaaradaha ay walaac ka muujiyeen xaaladda garoonka iyo joogitaanka ciidamada, isaga [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":15,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-13","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-uncategorized"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=13"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":16,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/13\/revisions\/16"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/15"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=13"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=13"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=13"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}