{"id":175,"date":"2025-07-10T04:39:58","date_gmt":"2025-07-10T04:39:58","guid":{"rendered":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=175"},"modified":"2025-07-10T04:39:58","modified_gmt":"2025-07-10T04:39:58","slug":"dhibaatada-haysata-dadka-muqdisho-qoromo-kooban","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=175","title":{"rendered":"Dhibaatada haysata dadka muqdisho &#8220;(qoromo kooban)"},"content":{"rendered":"<p><strong>Dadka xaafadaha Muqdisho degan ee u tabarta la\u2019 bixinta canshuurta wasaarada maaliyadda iyo tan garab socota ee degmooyinka sida dadban u qaadaan, waxaa u soo kordhiyay in si khasab ah ay ku bixiyaan lacago kale oo lagu sheegay in wadooyinka xaafadahooda lagu dhigaayo dhagaxa interlock ah. Yaa hawshaan ka danbeeya oo dhibaato iyo culays ku ah dadweyne ayaga dawladooda ka sugaya kaalmada nololeed?<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Haddii gudoomiyayaasha degmooyinka iyo shirkadaha dhigaya dhagaxa interlock-ga ay ayagu yihiin kuwa abaabulaya, heshiiskana ku ah in dadka lagu khasbo in ay bixiyaan lacag ka badan tan la fili karo, waxaa muhiim ah in la fahmo sababaha ay mas\u2019uuliyiintaa sidaa u yeeleen.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Waxaa meesha ka soo baxi kara uguna wayn waa damaca danleey adeegsanaysa awooda dawladda oo u gefaya maqaamka mas\u2019uuliyadeed ee ay dadweynaha ugu adeegi lahayeen.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Maamulka sare gobolka Banaadir iyo dawladda hoose indhaha kama xirna kamana hadlaan, waxaaba dhacda inay xarrigga ka jaraan waddo lagu dhagax dhigay dheecaanka dadka tabarta yar ee xaafadaha isku raranta degan.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Dadkaa tabarta yar shaqana aan haysan, looguna goodinaayo xarig iyo in guriga albaabkiisa laga furaanaayo, waxaa ka mas\u2019uul ah dawladda hoose oo ay ka sugayaan in ay u horumariso, u dayactirka, ka kaafaala qaado dhismaha dhagaxa Interlock ah ee lagu ijbaaray.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Duqa cusub ee Muqdishu waxaa u taal inuu fahmo in Muqdisho aysan haysan hay\u2019ado kaalmo bixiya, taageero dhaqaale oo ka timaada hay\u2019ado samafal ka shaqeeya iyo ururro bulsho oo iiman leh oo u abaabulan danta guud ee daweynaha.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Duqa cusub Amiir ha fahmo mar kale inuu la kowsanaayo xaalado adag oo daweynaha uu mas\u2019uuliyadooda soo doontay ay ku sugan yihiin ee leh cabsiyo dhowr bahood ka soo jeeda. Ha kala barto danleyda iyo dadweynaha. Ha ogaado in dadku bilo yar ay sugayaan inuu u soo jeedsanayo xagooda ama uu u jeesanayo dhanka danleyda.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Xanuunka ugu wayn ee maanta dadweynaha caasimadda noloshooda saamaynta ku leh waa in jeebadahooda laga raadiyo lacag aan loo dhiiban, lacag aan shaqo uu ka keeno la siin iyo lacag loo xiraayo haddii laga waayo.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Haddii dawlada hoose iyo tan dhexeba aysan qaadin mas\u2019uuliyad ku filan oo ku aaddan ilaalinta xaaladaha nolosha dadka caasimadda iyo ka jawaabidda dhibaatada soo foodsaartay, waxay tani keeni kartaa kalsooni daro, walaac iyo noloshoo sii gaabisa.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Waxaa shaqayn kara muhiimna ah in dadku walaacooda iyo cabashadooda nabad ku muujiyaan, dawladda hoose iyo tan dhexana dhug u yeeshaan dareenka bulshada ay mas\u2019uuliyadeeda qaadeen, kuna qancin karaan hubinta in cadaalad loo helo kharashyada badan ee aan canshuuraha ahayn ee dhabar jebinaya noloshooda.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>WQ Faarax Cumar<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dadka xaafadaha Muqdisho degan ee u tabarta la\u2019 bixinta canshuurta wasaarada maaliyadda iyo tan garab socota ee degmooyinka sida dadban u qaadaan, waxaa u soo kordhiyay in si khasab ah ay ku bixiyaan lacago kale oo lagu sheegay in wadooyinka xaafadahooda lagu dhigaayo dhagaxa interlock ah. Yaa hawshaan ka danbeeya oo dhibaato iyo culays ku [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":176,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":""},"categories":[18,1,22,21],"tags":[],"class_list":["post-175","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-featured","category-uncategorized","category-wararka-galmudug","category-wararka-maanta"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhibaatada haysata dadka muqdisho &quot;(qoromo kooban) - Hobyomedia.com<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhibaatada haysata dadka muqdisho &quot;(qoromo kooban) - Hobyomedia.com\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dadka xaafadaha Muqdisho degan ee u tabarta la\u2019 bixinta canshuurta wasaarada maaliyadda iyo tan garab socota ee degmooyinka sida dadban u qaadaan, waxaa u soo kordhiyay in si khasab ah ay ku bixiyaan lacago kale oo lagu sheegay in wadooyinka xaafadahooda lagu dhigaayo dhagaxa interlock ah. Yaa hawshaan ka danbeeya oo dhibaato iyo culays ku [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=175\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hobyomedia.com\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-10T04:39:58+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/InterLock.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"1197\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"798\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hobyomedia\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hobyomedia\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"3 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=175\",\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=175\",\"name\":\"Dhibaatada haysata dadka muqdisho \\\"(qoromo kooban) - Hobyomedia.com\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=175#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=175#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/InterLock.jpg\",\"datePublished\":\"2025-07-10T04:39:58+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=175#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=175\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=175#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/InterLock.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/InterLock.jpg\",\"width\":1197,\"height\":798},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=175#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhibaatada haysata dadka muqdisho &#8220;(qoromo kooban)\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#website\",\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/\",\"name\":\"Hobyomedia.com\",\"description\":\"Wararka Galmudug iyo soomaliya\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c\",\"name\":\"hobyomedia\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hobyomedia\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/hobyomedia.com\"],\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?author=1\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhibaatada haysata dadka muqdisho \"(qoromo kooban) - Hobyomedia.com","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhibaatada haysata dadka muqdisho \"(qoromo kooban) - Hobyomedia.com","og_description":"Dadka xaafadaha Muqdisho degan ee u tabarta la\u2019 bixinta canshuurta wasaarada maaliyadda iyo tan garab socota ee degmooyinka sida dadban u qaadaan, waxaa u soo kordhiyay in si khasab ah ay ku bixiyaan lacago kale oo lagu sheegay in wadooyinka xaafadahooda lagu dhigaayo dhagaxa interlock ah. Yaa hawshaan ka danbeeya oo dhibaato iyo culays ku [&hellip;]","og_url":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=175","og_site_name":"Hobyomedia.com","article_published_time":"2025-07-10T04:39:58+00:00","og_image":[{"width":1197,"height":798,"url":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/InterLock.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hobyomedia","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hobyomedia","Est. reading time":"3 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=175","url":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=175","name":"Dhibaatada haysata dadka muqdisho \"(qoromo kooban) - Hobyomedia.com","isPartOf":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=175#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=175#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/InterLock.jpg","datePublished":"2025-07-10T04:39:58+00:00","author":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=175#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/hobyomedia.com\/?p=175"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=175#primaryimage","url":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/InterLock.jpg","contentUrl":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/InterLock.jpg","width":1197,"height":798},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=175#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/hobyomedia.com\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhibaatada haysata dadka muqdisho &#8220;(qoromo kooban)"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#website","url":"https:\/\/hobyomedia.com\/","name":"Hobyomedia.com","description":"Wararka Galmudug iyo soomaliya","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/hobyomedia.com\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c","name":"hobyomedia","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g","caption":"hobyomedia"},"sameAs":["https:\/\/hobyomedia.com"],"url":"https:\/\/hobyomedia.com\/?author=1"}]}},"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/InterLock.jpg","jetpack_sharing_enabled":true,"brizy_media":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/175","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=175"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/175\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":177,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/175\/revisions\/177"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/176"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=175"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=175"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=175"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}