{"id":193,"date":"2025-07-15T04:35:47","date_gmt":"2025-07-15T04:35:47","guid":{"rendered":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=193"},"modified":"2025-07-15T04:35:47","modified_gmt":"2025-07-15T04:35:47","slug":"xog-waa-kuma-saraakiisha-sare-sare-ee-laga-laayay-al-shabaab","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=193","title":{"rendered":"Xog waa Kuma saraakiisha sare sare ee laga laayay Al-Shabaab"},"content":{"rendered":"<p>War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Hay\u2019adda Nabad Sugida Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal ka dhacay xadka kala qeybiyaha Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe lagud dilay Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>\u201cCiidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ay ka fuliyeen Isgoyska Gayacad oo u dhow deegaanka Mabaax ee gobolka Hiiraan, waxaa lagu dilay ilaa 15 xubnood oo isugu jiray maleeshiyaad iyo horjoogeyaal ka tirsan Khawaarijta, halka shan kalana dhaawacyo halis ah lagu gaarsiiyey.\u201d ayaa lagu yiri qoraalka.<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Sidoo kale qoraalka NISA ayaa waxaa intaasi lagu daray \u201cHowlgalka oo dhacay seddax mar oo kala duwan oo isla xalay ah, ayaa waxaa lagu beegsaday koox Khawaarij ah oo laga soo abaabulay degmada Aadan Yabaal iyo deegaanka Ceel Cali Axmed ee gobolka Shabeellaha Dhexe, kuwaas oo doonayay in ay gurmad ahaan ugu gudbaan Khawaarij kale oo ku go\u2019doonsan deegaanno ka mid ah gobolka Hiiraan.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p>Taliska NISA ayaa sidoo kale warka ku sheegay \u201d Inkasta oo Kooxda Khawaarijtu isku dayday in ay ku dhuumaaleysato dhulka howdka ah, haddana seddaxda howlgal ee lagu bartilmaameedsaday ayaa kusoo dhammaaday si guul ah, waxaana halkaas lagu dilay 15 xubnood oo Khawaarij ah halka ilaa shan kalana la xaqiijiyay in dhaawacyo halis ah ay gaareen. Howlgalka ayaa wali socda iyada oo lagu lagu raad-joogo firxadka maleeshiyaadka baxsadka ka ah howlgallada dha<\/p>\n<p>cay.\u201d<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Hay\u2019adda Nabad Sugida Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal ka dhacay xadka kala qeybiyaha Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe lagud dilay Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab. &nbsp; \u201cCiidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ay ka fuliyeen Isgoyska Gayacad [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":96,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":""},"categories":[18,1,22,21],"tags":[],"class_list":["post-193","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-featured","category-uncategorized","category-wararka-galmudug","category-wararka-maanta"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xog waa Kuma saraakiisha sare sare ee laga laayay Al-Shabaab - Hobyomedia.com<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xog waa Kuma saraakiisha sare sare ee laga laayay Al-Shabaab - Hobyomedia.com\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Hay\u2019adda Nabad Sugida Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal ka dhacay xadka kala qeybiyaha Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe lagud dilay Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab. &nbsp; \u201cCiidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ay ka fuliyeen Isgoyska Gayacad [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=193\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hobyomedia.com\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-15T04:35:47+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/unnamed.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"512\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"321\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hobyomedia\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hobyomedia\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=193\",\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=193\",\"name\":\"Xog waa Kuma saraakiisha sare sare ee laga laayay Al-Shabaab - Hobyomedia.com\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=193#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=193#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/unnamed.jpg\",\"datePublished\":\"2025-07-15T04:35:47+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=193#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=193\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=193#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/unnamed.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/unnamed.jpg\",\"width\":512,\"height\":321},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=193#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xog waa Kuma saraakiisha sare sare ee laga laayay Al-Shabaab\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#website\",\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/\",\"name\":\"Hobyomedia.com\",\"description\":\"Wararka Galmudug iyo soomaliya\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c\",\"name\":\"hobyomedia\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hobyomedia\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/hobyomedia.com\"],\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?author=1\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xog waa Kuma saraakiisha sare sare ee laga laayay Al-Shabaab - Hobyomedia.com","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xog waa Kuma saraakiisha sare sare ee laga laayay Al-Shabaab - Hobyomedia.com","og_description":"War qoraal ah oo ka soo baxay Taliska Hay\u2019adda Nabad Sugida Soomaaliya ayaa lagu sheegay in howlgal ka dhacay xadka kala qeybiyaha Hiiraan iyo Shabeelada Dhexe lagud dilay Maleeshiyaad ka tirsan kooxda Al-shabaab. &nbsp; \u201cCiidanka Hay\u2019adda Sirdoonka iyo Nabadsugidda Qaranka (NISA) oo kaashanaya Saaxiibada caalamka ayaa howlgal qorsheysan oo xalay ay ka fuliyeen Isgoyska Gayacad [&hellip;]","og_url":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=193","og_site_name":"Hobyomedia.com","article_published_time":"2025-07-15T04:35:47+00:00","og_image":[{"width":512,"height":321,"url":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/unnamed.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hobyomedia","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hobyomedia","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=193","url":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=193","name":"Xog waa Kuma saraakiisha sare sare ee laga laayay Al-Shabaab - Hobyomedia.com","isPartOf":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=193#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=193#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/unnamed.jpg","datePublished":"2025-07-15T04:35:47+00:00","author":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=193#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/hobyomedia.com\/?p=193"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=193#primaryimage","url":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/unnamed.jpg","contentUrl":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/unnamed.jpg","width":512,"height":321},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=193#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/hobyomedia.com\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xog waa Kuma saraakiisha sare sare ee laga laayay Al-Shabaab"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#website","url":"https:\/\/hobyomedia.com\/","name":"Hobyomedia.com","description":"Wararka Galmudug iyo soomaliya","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/hobyomedia.com\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c","name":"hobyomedia","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g","caption":"hobyomedia"},"sameAs":["https:\/\/hobyomedia.com"],"url":"https:\/\/hobyomedia.com\/?author=1"}]}},"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/unnamed.jpg","jetpack_sharing_enabled":true,"brizy_media":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/193","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=193"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/193\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":194,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/193\/revisions\/194"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/96"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=193"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=193"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=193"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}