{"id":201,"date":"2025-07-18T04:08:55","date_gmt":"2025-07-18T04:08:55","guid":{"rendered":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=201"},"modified":"2025-07-18T04:11:10","modified_gmt":"2025-07-18T04:11:10","slug":"dhacdo-dhax-martay-oday-hindi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=201","title":{"rendered":"Dhacdo dhax martay oday Hindi ah Iyo Somali ah arin guurka gabadhiisa Ku saabsan"},"content":{"rendered":"<p><strong>Dalka Hindiya waa dalka labaad ee ugu dadka badan dunida haddana waa dalka koowaad ee ugu furriinka yar dunida. Waxaa ku nool bulshooyin kala duwan marka laga hadlayo dhinacyada dhaqanka, diinta iyo luqadda, sidaas daraaddeed tusaaleyaasha ay qormadan bixineyso waxay ka tarjumayaan dhaqanka Hindida qaar ee aan la kulmay.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Haddii guurka sabab iyo shuruudo ay ka horreeyaan waxaa adag in la is furo, haddana markii laga gudbo shuruudaha waa in laga dhabeeyaa oo la ilaaliyaa sababta la isu guursaday.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Dumarka Hindiya kama fiicna haweenka kale oo dhan, laakiin waxaa jira labo sabab oo marka laga yimaado rabitaankooda nololeed ku khasbaya inay raalliyooyin noqdaan.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Midda koowaad, gabadha Hindida ah haddii la furo ama laga dhinto way adag tahay in mar kale la guursado.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Tan labaadna, ninka Hindiga ah wax kasta waxaa uga horreeya carruurtiisa iyo xaaskiisa, aad ayay ugu faanaan.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Tusaalaha ugu fudud waxaa waaye, nin Hindi ah oo qoys ah markii aad isbaraneysaan wuxuu ku leeyahay, \u201cmagaceygu waa hebal. Heerkeyga aqoonta waa sidaas. Halkaas ayaan ka shaqeeyaa ama waxaas ayaan qabtaa. Waxaan leeyahay xaas, heblaayo ayaa la yiraahdaa. Heerkeeda aqoonta iyo shaqadeeda waa sidaas. Intaas oo carruur ah ayaa ii joogta, waxbarashada halkaas ayay maraayaan.\u201d<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dalka Hindiya waa dalka labaad ee ugu dadka badan dunida haddana waa dalka koowaad ee ugu furriinka yar dunida. Waxaa ku nool bulshooyin kala duwan marka laga hadlayo dhinacyada dhaqanka, diinta iyo luqadda, sidaas daraaddeed tusaaleyaasha ay qormadan bixineyso waxay ka tarjumayaan dhaqanka Hindida qaar ee aan la kulmay. &nbsp; Haddii guurka sabab iyo shuruudo [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":202,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":""},"categories":[18,1,22,21],"tags":[],"class_list":["post-201","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-featured","category-uncategorized","category-wararka-galmudug","category-wararka-maanta"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dhacdo dhax martay oday Hindi ah Iyo Somali ah arin guurka gabadhiisa Ku saabsan - Hobyomedia.com<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dhacdo dhax martay oday Hindi ah Iyo Somali ah arin guurka gabadhiisa Ku saabsan - Hobyomedia.com\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dalka Hindiya waa dalka labaad ee ugu dadka badan dunida haddana waa dalka koowaad ee ugu furriinka yar dunida. Waxaa ku nool bulshooyin kala duwan marka laga hadlayo dhinacyada dhaqanka, diinta iyo luqadda, sidaas daraaddeed tusaaleyaasha ay qormadan bixineyso waxay ka tarjumayaan dhaqanka Hindida qaar ee aan la kulmay. &nbsp; Haddii guurka sabab iyo shuruudo [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=201\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hobyomedia.com\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-18T04:08:55+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-07-18T04:11:10+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/07b887af-a023-4542-8d62-f12e3e794283.jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"537\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hobyomedia\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hobyomedia\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=201\",\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=201\",\"name\":\"Dhacdo dhax martay oday Hindi ah Iyo Somali ah arin guurka gabadhiisa Ku saabsan - Hobyomedia.com\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=201#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=201#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/07b887af-a023-4542-8d62-f12e3e794283.jpg.webp\",\"datePublished\":\"2025-07-18T04:08:55+00:00\",\"dateModified\":\"2025-07-18T04:11:10+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=201#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=201\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=201#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/07b887af-a023-4542-8d62-f12e3e794283.jpg.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/07b887af-a023-4542-8d62-f12e3e794283.jpg.webp\",\"width\":800,\"height\":537},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=201#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dhacdo dhax martay oday Hindi ah Iyo Somali ah arin guurka gabadhiisa Ku saabsan\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#website\",\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/\",\"name\":\"Hobyomedia.com\",\"description\":\"Wararka Galmudug iyo soomaliya\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c\",\"name\":\"hobyomedia\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hobyomedia\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/hobyomedia.com\"],\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?author=1\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dhacdo dhax martay oday Hindi ah Iyo Somali ah arin guurka gabadhiisa Ku saabsan - Hobyomedia.com","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dhacdo dhax martay oday Hindi ah Iyo Somali ah arin guurka gabadhiisa Ku saabsan - Hobyomedia.com","og_description":"Dalka Hindiya waa dalka labaad ee ugu dadka badan dunida haddana waa dalka koowaad ee ugu furriinka yar dunida. Waxaa ku nool bulshooyin kala duwan marka laga hadlayo dhinacyada dhaqanka, diinta iyo luqadda, sidaas daraaddeed tusaaleyaasha ay qormadan bixineyso waxay ka tarjumayaan dhaqanka Hindida qaar ee aan la kulmay. &nbsp; Haddii guurka sabab iyo shuruudo [&hellip;]","og_url":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=201","og_site_name":"Hobyomedia.com","article_published_time":"2025-07-18T04:08:55+00:00","article_modified_time":"2025-07-18T04:11:10+00:00","og_image":[{"width":800,"height":537,"url":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/07b887af-a023-4542-8d62-f12e3e794283.jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"hobyomedia","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hobyomedia","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=201","url":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=201","name":"Dhacdo dhax martay oday Hindi ah Iyo Somali ah arin guurka gabadhiisa Ku saabsan - Hobyomedia.com","isPartOf":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=201#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=201#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/07b887af-a023-4542-8d62-f12e3e794283.jpg.webp","datePublished":"2025-07-18T04:08:55+00:00","dateModified":"2025-07-18T04:11:10+00:00","author":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=201#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/hobyomedia.com\/?p=201"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=201#primaryimage","url":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/07b887af-a023-4542-8d62-f12e3e794283.jpg.webp","contentUrl":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/07b887af-a023-4542-8d62-f12e3e794283.jpg.webp","width":800,"height":537},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=201#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/hobyomedia.com\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dhacdo dhax martay oday Hindi ah Iyo Somali ah arin guurka gabadhiisa Ku saabsan"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#website","url":"https:\/\/hobyomedia.com\/","name":"Hobyomedia.com","description":"Wararka Galmudug iyo soomaliya","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/hobyomedia.com\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c","name":"hobyomedia","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g","caption":"hobyomedia"},"sameAs":["https:\/\/hobyomedia.com"],"url":"https:\/\/hobyomedia.com\/?author=1"}]}},"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/07b887af-a023-4542-8d62-f12e3e794283.jpg.webp","jetpack_sharing_enabled":true,"brizy_media":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/201","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=201"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/201\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":204,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/201\/revisions\/204"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/202"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=201"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=201"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=201"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}