{"id":206,"date":"2025-07-18T04:16:18","date_gmt":"2025-07-18T04:16:18","guid":{"rendered":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=206"},"modified":"2025-07-18T04:16:18","modified_gmt":"2025-07-18T04:16:18","slug":"xogta-ku-saabsan-beesha-laga-tirada-badan-yahay-ee-israaiil-ay-sheegtay-in-ay-difaacayso-gudaha-siiriya","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=206","title":{"rendered":"Xogta Ku saabsan beesha  laga tirada badan yahay ee Israaiil ay sheegtay in ay difaacayso gudaha Siiriya?"},"content":{"rendered":"<p><strong>Dagaallo sokeeye oo ay sabab u tahay is-qabqabsi diimeed oo cusub ayaa gilgilay Suuriya, taas oo muujinaysa sida uu u jilicsan yahay amniga dalkaasi, xilli dowladda cusub ay isku dayayso inay si buuxda ula wareegto awoodda qaysan ee dhulkaas.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Axaddii 13-ka July, afduub loo geystay ganacsade ka tirsan beesha laga tirada badan yahay ee Druze ayaa sababay dagaal qadhaah oo socday maalmo badan, kaas oo dhexmaray maleeshiyaad Druze ah iyo dagaalyahanno Sunni Badawayiin ah oo ku sugan koonfurta Suuriya.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Taladadii 15-ka July, Israa&#8217;iil ayaa faragelin milatari ku samaysay, iyada oo sheegtay in ciidamadeedu ay doonayaan inay difaacaan beesha Druze iyo inay cidhib-tiraan xoogagga dowladda taageersan ee lagu eedeeyay inay weerareen beeshaasi deggan gudaha Suweida. Sida uu sheegay Ururka Kormeerka Xuquuqda Aadanaha ee Suuriya, ugu yaraan 300 qof ayaa lagu dilay Suweida tan iyo Axaddii.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>Rabshadahani waa kuwii ugu horreeyay ee ka dhaca gobolka ay ku badan yihiin dadka Druze ee Suweida tan iyo dagaalladii Abriil iyo Maaj, oo u dhexeeyay dagaalyahannada Druze iyo ciidamada cusub ee ammaanka Suuriya, kuwaas oo sababay dhimashada dad badan. Intaa ka hor, bishii March, dagaallo ka dhacay gobollada xeebaha Suuriya ayaa lagu sheegay in lagu dilay boqolaal ka tirsan beesha laga tirada badan yahay ee Calawiyiinta, oo uu ka soo jeedo madaxweynihii hore Bashar al-Assad.<\/strong><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Dagaallo sokeeye oo ay sabab u tahay is-qabqabsi diimeed oo cusub ayaa gilgilay Suuriya, taas oo muujinaysa sida uu u jilicsan yahay amniga dalkaasi, xilli dowladda cusub ay isku dayayso inay si buuxda ula wareegto awoodda qaysan ee dhulkaas. &nbsp; Axaddii 13-ka July, afduub loo geystay ganacsade ka tirsan beesha laga tirada badan yahay ee [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":207,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":""},"categories":[18,1,22,21],"tags":[],"class_list":["post-206","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-featured","category-uncategorized","category-wararka-galmudug","category-wararka-maanta"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Xogta Ku saabsan beesha laga tirada badan yahay ee Israaiil ay sheegtay in ay difaacayso gudaha Siiriya? - Hobyomedia.com<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Xogta Ku saabsan beesha laga tirada badan yahay ee Israaiil ay sheegtay in ay difaacayso gudaha Siiriya? - Hobyomedia.com\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Dagaallo sokeeye oo ay sabab u tahay is-qabqabsi diimeed oo cusub ayaa gilgilay Suuriya, taas oo muujinaysa sida uu u jilicsan yahay amniga dalkaasi, xilli dowladda cusub ay isku dayayso inay si buuxda ula wareegto awoodda qaysan ee dhulkaas. &nbsp; Axaddii 13-ka July, afduub loo geystay ganacsade ka tirsan beesha laga tirada badan yahay ee [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=206\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hobyomedia.com\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-18T04:16:18+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/421488fb-936f-417d-8ba5-38d44998416a.jpg.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"447\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hobyomedia\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hobyomedia\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"1 minute\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=206\",\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=206\",\"name\":\"Xogta Ku saabsan beesha laga tirada badan yahay ee Israaiil ay sheegtay in ay difaacayso gudaha Siiriya? - Hobyomedia.com\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=206#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=206#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/421488fb-936f-417d-8ba5-38d44998416a.jpg.webp\",\"datePublished\":\"2025-07-18T04:16:18+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=206#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=206\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=206#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/421488fb-936f-417d-8ba5-38d44998416a.jpg.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/421488fb-936f-417d-8ba5-38d44998416a.jpg.webp\",\"width\":800,\"height\":447},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=206#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Xogta Ku saabsan beesha laga tirada badan yahay ee Israaiil ay sheegtay in ay difaacayso gudaha Siiriya?\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#website\",\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/\",\"name\":\"Hobyomedia.com\",\"description\":\"Wararka Galmudug iyo soomaliya\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c\",\"name\":\"hobyomedia\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hobyomedia\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/hobyomedia.com\"],\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?author=1\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Xogta Ku saabsan beesha laga tirada badan yahay ee Israaiil ay sheegtay in ay difaacayso gudaha Siiriya? - Hobyomedia.com","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Xogta Ku saabsan beesha laga tirada badan yahay ee Israaiil ay sheegtay in ay difaacayso gudaha Siiriya? - Hobyomedia.com","og_description":"Dagaallo sokeeye oo ay sabab u tahay is-qabqabsi diimeed oo cusub ayaa gilgilay Suuriya, taas oo muujinaysa sida uu u jilicsan yahay amniga dalkaasi, xilli dowladda cusub ay isku dayayso inay si buuxda ula wareegto awoodda qaysan ee dhulkaas. &nbsp; Axaddii 13-ka July, afduub loo geystay ganacsade ka tirsan beesha laga tirada badan yahay ee [&hellip;]","og_url":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=206","og_site_name":"Hobyomedia.com","article_published_time":"2025-07-18T04:16:18+00:00","og_image":[{"width":800,"height":447,"url":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/421488fb-936f-417d-8ba5-38d44998416a.jpg.webp","type":"image\/webp"}],"author":"hobyomedia","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hobyomedia","Est. reading time":"1 minute"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=206","url":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=206","name":"Xogta Ku saabsan beesha laga tirada badan yahay ee Israaiil ay sheegtay in ay difaacayso gudaha Siiriya? - Hobyomedia.com","isPartOf":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=206#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=206#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/421488fb-936f-417d-8ba5-38d44998416a.jpg.webp","datePublished":"2025-07-18T04:16:18+00:00","author":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=206#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/hobyomedia.com\/?p=206"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=206#primaryimage","url":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/421488fb-936f-417d-8ba5-38d44998416a.jpg.webp","contentUrl":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/421488fb-936f-417d-8ba5-38d44998416a.jpg.webp","width":800,"height":447},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=206#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/hobyomedia.com\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Xogta Ku saabsan beesha laga tirada badan yahay ee Israaiil ay sheegtay in ay difaacayso gudaha Siiriya?"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#website","url":"https:\/\/hobyomedia.com\/","name":"Hobyomedia.com","description":"Wararka Galmudug iyo soomaliya","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/hobyomedia.com\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c","name":"hobyomedia","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g","caption":"hobyomedia"},"sameAs":["https:\/\/hobyomedia.com"],"url":"https:\/\/hobyomedia.com\/?author=1"}]}},"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/421488fb-936f-417d-8ba5-38d44998416a.jpg.webp","jetpack_sharing_enabled":true,"brizy_media":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/206","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=206"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/206\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":208,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/206\/revisions\/208"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/207"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=206"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=206"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=206"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}