{"id":22,"date":"2026-11-26T21:58:51","date_gmt":"2026-11-26T21:58:51","guid":{"rendered":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=22"},"modified":"2026-11-26T21:58:51","modified_gmt":"2026-11-26T21:58:51","slug":"hogaamiyaha-galmudug-oo-sagootiyay-wafdi","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=22","title":{"rendered":"hogaamiyaha galmudug oo sagootiyay wafdi"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Hoganmiyaha galmudug liiban ayaa.  caawa kulan sagootin ah u sameeysy mas\u2019uuliyiintii heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed iyo kuwii hay&#8217;adaha Samafalka ee ka qaybgalay Shirweynaha Madasha Arrimaha Bani\u2019aadannimada Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">hogmiyaha oo qoraal soo saaray aya yiri<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">&#8220;&#8216;Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa diblomaasiyiinta, wakiillada hay\u2019adaha caalamiga ah iyo dhammaan bahwadaagta Soomaaliya ka taageera arrimaha bani\u2019aadannimada, kuwaas oo garab istaag joogto ah la hareer taagan shacabka Soomaaliyeed, gaar ahaan dadka ay saameeyeen abaaraha, fatahaadaha iyo xaaladaha kale ee bani\u2019aadannimo&#8221;.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dowlad Goboleedka Galmudug waxaa ka go\u2019an xoojinta wada-shaqeynta iyo iskaashiga hay\u2019adaha kala duwan, si loo horumariyo gurmadka bani\u2019aadannimo, loo gaarsiiyo adeegyada bulshada u baahan, loona helo xalal waara oo wax looga qabanayo baahiyaha jira.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sidoo kale,hogamiyaha ayaa sheegay  inuu bogaadinayo dadaalka iyo shaqada ay hayaan mas\u2019uuliyiinta Soomaaliyeed ee u taagan gurmadka iyo badbaadinta nolosha muwaadiniinteenna, gaar ahaan Hay\u2019adda Maareynta Musiibooyinka Qaranka (SoDMA), oo door muhiim ah ka qaadata isku-dubbaridka iyo hoggaaminta gurmadka bani\u2019aadannimo ee dalka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">&#8220;&#8216;Waxaan rajeynayaa in wada-shaqeyntii iyo is-afgaradkii ka dhashay madashani ay horseedaan iskaashi miro-dhal ah, si wadajir ahna aan uga jawaabno baahiyaha bani\u2019aadannimo ee haysta shacabka Soomaaliyeed.&#8221;&#8221;<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hoganmiyaha galmudug liiban ayaa. caawa kulan sagootin ah u sameeysy mas\u2019uuliyiintii heer Federaal iyo heer Dowlad Goboleed iyo kuwii hay&#8217;adaha Samafalka ee ka qaybgalay Shirweynaha Madasha Arrimaha Bani\u2019aadannimada Soomaaliya oo lagu qabtay magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug. hogmiyaha oo qoraal soo saaray aya yiri &#8220;&#8216;Waxaan si gaar ah ugu mahadcelinayaa diblomaasiyiinta, wakiillada hay\u2019adaha caalamiga ah [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":24,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-22","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-uncategorized"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=22"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":23,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/22\/revisions\/23"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/24"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=22"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=22"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=22"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}