{"id":25,"date":"2026-11-22T16:47:42","date_gmt":"2026-11-22T16:47:42","guid":{"rendered":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=25"},"modified":"2026-11-22T17:04:26","modified_gmt":"2026-11-22T17:04:26","slug":"faroole-hasan-sheikh-dalka-malaga-qabto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=25","title":{"rendered":"faroole &#8216; Hasan sheikh dalka Malaga qabto"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Madaxweynihii hore ee Puntland, haatan ah Senator ka tirsan BFS Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole), ayaa maanta oo Axad ah, 22-ka Nofeembar 2026, soo saaray war-qoraal uu kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, iyo khilaafaadka u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah.<\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image size-full\"><img loading=\"lazy\" decoding=\"async\" width=\"885\" height=\"590\" src=\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/26918.jpg\" alt=\"\" class=\"wp-image-27\" srcset=\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/26918.jpg 885w, https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/26918-300x200.jpg 300w, https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/26918-768x512.jpg 768w\" sizes=\"auto, (max-width: 885px) 100vw, 885px\" \/><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"> Faroole ayaa sheegay in xiriirka soo jireenka ah ee Soomaaliya iyo dalalka Khaliijka, gaar ahaan Imaaraadka Carabta, uusan wax u dhimi karin hadallo uu ku tilmaamay aflagaaddo iyo carqaladeyn siyaasadeed oo uu 17-kii Nofeembar sameeyay Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud, isagoo xusay in muddo-xileedka madaxweynaha uu dhammaaday bishii Maajo 2026.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wuxuu si gaar ah u xusay xiriirkii taariikhiga ahaa ee bulshada Soomaaliyeed la lahaayeen hoggaamiyeyaasha Al Qasimi ee Sharjah iyo Ras Al Khaimah, isagoo sheegay in xiriirka dalalka Khaliijka uu sii socday xitaa burburkii dowladdii dhexe ee Soomaaliya sanadkii 1991.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Faroole ayaa sidoo kale ku eedeeyay hoggaanka federaalka ee muddo-xileedkiisu dhammaaday inuu wiiqay midnimada dalka, isagoo tusaale u soo qaatay weerarkii lagu qaaday Jubaland bishii Diseembar 2024, go\u2019doominta Somaliland iyo in la inkiray xuquuqda dastuuriga ah ee dowladaha xubnaha ka ah federaalka, gaar ahaan xaqa wadatashiga iyo ka-qaybgalka siyaasadeed ee ku cad Dastuurka KMG ah ee 2012.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Ugu dambeyn, Faroole ayaa sheegay in loo baahan yahay in la caddeeyo ujeeddada ka dambeysa ololaha lagu aflagaadeynayo Imaaraadka Carabta, isagoo ku adkeystay in xiriirka taariikhiga ah ee Soomaaliya iyo dalalka Khaliijka uusan ku burburi karin hadallo siyaasadeed oo uu ku tilmaamay kuwo aan mas\u2019uuliyad lahayn.&nbsp;<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Madaxweynihii hore ee Puntland, haatan ah Senator ka tirsan BFS Cabdiraxmaan Maxamed Maxamuud (Faroole), ayaa maanta oo Axad ah, 22-ka Nofeembar 2026, soo saaray war-qoraal uu kaga hadlay xaaladda siyaasadeed ee dalka, xiriirka Soomaaliya iyo Imaaraadka Carabta, iyo khilaafaadka u dhexeeya Dowladda Federaalka iyo dowladaha xubnaha ka ah. Faroole ayaa sheegay in xiriirka soo jireenka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":27,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-25","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=25"}],"version-history":[{"count":2,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":28,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/25\/revisions\/28"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/27"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=25"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=25"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=25"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}