{"id":47,"date":"2026-11-22T17:02:26","date_gmt":"2026-11-22T17:02:26","guid":{"rendered":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=47"},"modified":"2026-11-22T17:02:26","modified_gmt":"2026-11-22T17:02:26","slug":"heshis-lga-gaaray-xiisadi-baladweyne","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=47","title":{"rendered":"Heshis lga gaaray xiisadi baladweyne"},"content":{"rendered":"\n<figure class=\"wp-block-image is-resized\"><a href=\"https:\/\/golistelecom.com\/\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\"><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2023\/09\/banner-golis-jpg.webp\" alt=\"Golis-Telecom\" class=\"wp-image-382481\" style=\"aspect-ratio:8.088888888888889;width:728px;height:auto\"\/><\/a><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><a href=\"https:\/\/horseedmedia.net\/category\/somali-news\/\">Somali News<\/a><\/p>\n\n\n\n<h1 class=\"wp-block-heading\">Heshiis laga gaaray xiisaddii Garoonka Diyaaradaha Beledweyne.<\/h1>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Posted by: Horseed Staff<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Heshiis ayaa laga gaaray khilaafkii iyo shaqaaqadii ka dhacday Garoonka Diyaaradaha magaalada Beledweyne, kaddib kulan dhexmaray\u2026<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">22 November, 2026<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><a href=\"https:\/\/www.facebook.com\/sharer\/sharer.php?u=https:\/\/horseedmedia.net\/heshiis-laga-gaaray-xiisaddii-garoonka-diyaaradaha-beledweyne\/427861\/&amp;display=popup&amp;ref=plugin&amp;src=share_button\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Share<\/a><a href=\"https:\/\/twitter.com\/share?url=https:\/\/horseedmedia.net\/heshiis-laga-gaaray-xiisaddii-garoonka-diyaaradaha-beledweyne\/427861\/&amp;text=Heshiis%20laga%20gaaray%20xiisaddii%20Garoonka%20Diyaaradaha%20Beledweyne.&amp;via=horseed\" target=\"_blank\" rel=\"noopener\">Tweet<\/a><\/p>\n\n\n\n<figure class=\"wp-block-image is-resized\"><img decoding=\"async\" src=\"https:\/\/horseedmedia.net\/wp-content\/uploads\/2026\/11\/Garoonka-Diyaaradaha-Beledweyne.webp\" alt=\"\" class=\"wp-image-427862\" style=\"aspect-ratio:1.500646830530401;width:1160px;height:auto\"\/><\/figure>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Heshiis ayaa laga gaaray khilaafkii iyo shaqaaqadii ka dhacday Garoonka Diyaaradaha magaalada Beledweyne, kaddib kulan dhexmaray xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya oo ku sugan magaalada iyo saraakiisha Ciidamada Jabuuti ee gacanta ku haya maamulka garoonka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Kulanka oo saacado badan qaatay kadib waxaa dhinacyadu isla garteen in duulimaadyada Garoonka Diyaaradaha Beledweyne dib loo bilaabo maalinta berri ah, kaddib hakad ku yimid howlihii duulimaadyada sababo la xiriira xiisaddii ka dhacday garoonka.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Dhinacyada ayaa sidoo kale, isla gartay in guddi gaar ah loo saaro qiimeynta khasaaraha ka dhashay shaqaaqadii garoonka ka dhacday, si loo ogaado waxyeellada dhacdadaasi geysatay.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Sidoo kale, waxaa lagu heshiiyey in ciidamada Macawiisley laga saaro gudaha garoonka, halka xildhibaannada Dowladda Federaalka loo oggolaaday inay magacaabaan guddi u gaar ah oo la socda habsami-u-socodka adeegyada iyo howlaha garoonka diyaaradaha.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Heshiiskan ayaa daba socda xiisad ka dhalatay khilaaf la xiriiray maamulka iyo howlaha Garoonka Diyaaradaha Beledweyne, taas oo sababtay in ay hakad galaan adeegyada duulimaadyada, isla markaana ay soo dhexgalaan dhinacyo kala duwan si xal looga gaaro xaaladda.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Somali News Heshiis laga gaaray xiisaddii Garoonka Diyaaradaha Beledweyne. Posted by: Horseed Staff Heshiis ayaa laga gaaray khilaafkii iyo shaqaaqadii ka dhacday Garoonka Diyaaradaha magaalada Beledweyne, kaddib kulan dhexmaray\u2026 22 November, 2026 ShareTweet Heshiis ayaa laga gaaray khilaafkii iyo shaqaaqadii ka dhacday Garoonka Diyaaradaha magaalada Beledweyne, kaddib kulan dhexmaray xildhibaanno ka tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":48,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[4,3,1],"tags":[],"class_list":["post-47","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-arimaha-bulshada","category-dhacdooyinka","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=47"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":49,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/47\/revisions\/49"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/48"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=47"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=47"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=47"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}