{"id":51,"date":"2026-11-22T17:07:59","date_gmt":"2026-11-22T17:07:59","guid":{"rendered":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=51"},"modified":"2026-11-22T17:07:59","modified_gmt":"2026-11-22T17:07:59","slug":"aqriso-wafdi-madaxweyne-hordhac-u-ah-oo-ku-wajahan-gaalkacyo","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=51","title":{"rendered":"aqriso wafdi madaxweyne hordhac u ah oo ku wajahan gaalkacyo"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa siweyn looga dareemayaa diyaar-garawgab munaasabadda dhagax-dhigga garoonka diyaaradaha magaalada, kaas oo la qorsheynayo in loo dhiso qaab casri ah, ayna iska kaashanayaan dowladda Puntland, ganacsato reer Puntland iyo qaar kamid ah jaaliyadaha dibadda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wufuud kala duwan oo ay hormuud u yihiin ganacsato, marti-sharaf iyo madaxda ugu sarreysa Dowladda Puntland ayaa ku wajahan Magaalada Galkacyo oo durba laga dareemayo qaabilaadda aasaaska riyo ay dadkeedu muddo dheer naawilayeen hirgelinteeda.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">.Madaxweynaha Dowladda Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, oo ladhgax-dhigi doona garoonka ayaa lafilayaa inuu gaaro maalmo kahor munaasabadda, maadaama ay Magaalada kajiraan caqabado dhanka maamulka ah, duruufo ku gadaaman mashruuca biyo-saarka iyo khilaafaad dhanka maamulka ah.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Magaalada Galkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa siweyn looga dareemayaa diyaar-garawgab munaasabadda dhagax-dhigga garoonka diyaaradaha magaalada, kaas oo la qorsheynayo in loo dhiso qaab casri ah, ayna iska kaashanayaan dowladda Puntland, ganacsato reer Puntland iyo qaar kamid ah jaaliyadaha dibadda. Wufuud kala duwan oo ay hormuud u yihiin ganacsato, marti-sharaf iyo madaxda ugu sarreysa Dowladda [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":52,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[1],"tags":[],"class_list":["post-51","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=51"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":53,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/51\/revisions\/53"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/52"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=51"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=51"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=51"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}