{"id":579,"date":"2025-11-20T20:19:20","date_gmt":"2025-11-20T20:19:20","guid":{"rendered":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=579"},"modified":"2025-11-20T20:32:22","modified_gmt":"2025-11-20T20:32:22","slug":"kiiskii-dilkii-gaalkacyo-logu-geystay-gabar-yar-oo-waji-cusub-yeeshayxog-xasaasi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=579","title":{"rendered":"Kiiskii dilkii Gaalkacyo logu geystay gabar yar oo waji cusub yeeshay+xog xasaasi ah"},"content":{"rendered":"<h3 style=\"text-align: left;\">Maxkamadda Gobolka Mudug, qeybteeda darajada koowaad, ayaa si rasmi ah u bilowday dhagaysiga kiiska dilka naxdinta lahaa ee gaaray gabadh yar oo dhawaan lagu diley magaalada Gaalkacyo.<\/h3>\n<h3 style=\"text-align: left;\"><\/h3>\n<h3 style=\"text-align: left;\">Kiiskaan waxaa loo haystaa haweeneydii guriga ka shaqaysan jirtay ee marxuumadda daryeeli jirtay, taas oo maalmo ka hor ay ciidamada amniga u xireen eedeymaha ka dhanka ah falka dilka ah.<\/h3>\n<h3 style=\"text-align: left;\">Haweeneyda la eedeynayo ayaa horey baraha bulshada ku soo muqatay iyada oo tacaddi iyo jirdil ku sameynaysa marxuumadda, isla markaana uu muuqday aflagaado iyo dhibaato nafsiyeed oo ka horreysay geerida gabadha yar.<\/h3>\n<h3 style=\"text-align: left;\">Muqaalo la baahiyay\u00a0 aya muujinaya edeysanaha oo ah qof dumar\u00a0 ah, isla markaana isdaafacaysa waxayna\u00a0 tilmaamaysay\u00a0 in aysan\u00a0 dilin\u00a0 marxuumada\u00a0 ,inkastoo\u00a0 maxkamada\u00a0 la horkeenay muqaaalo muujinaya\u00a0 tacadiga\u00a0 ay geysatay.<\/h3>\n<h3 style=\"text-align: left;\">Xog\u00a0 ay heshay hobyomedia.com\u00a0 aya sheegaya\u00a0 in\u00a0 ehelada labada\u00a0 dhinac\u00a0 ay isku\u00a0 dayayan\u00a0 in kiiskan\u00a0 si hoose\u00a0 loo\u00a0 xaliyo,\u00a0 balse maxkamada\u00a0 iyo\u00a0 laamaha amaanka\u00a0 oo kiiska soo farogaliyay\u00a0 aya tilmamaya\u00a0 in loo baahan\u00a0 yahay\u00a0 helid\u00a0 cadaalad madama\u00a0 kiiska\u00a0 markan\u00a0 uu soo shaac\u00a0 baxay\u00a0 isla markana\u00a0 bulshada soonaliyed ay aad\u00a0 ula socdaan.<\/h3>\n<h3 style=\"text-align: left;\">Maxkamadda ayaa bilowday dhagaysiga garmaqalka kiiska, waxaana la filayaa in la soo bandhigo caddeymo dheeri ah, iyadoo qoyska marxuumadda iyo bulshada reer Gaalkacyo ay si dhow ula socdaan hannaanka garsoorka ee kiiskan culus.<\/h3>\n<h3 style=\"text-align: left;\">Maxkamaddu waxay ku wargelisay hay\u2019adaha amniga in ay soo gudbiyaan dhammaan caddeymaha iyo markhaatiyaasha muhiimka ah si loo xaqiijiyo cadaaladda loo hayo geerida gabadha yar ee bulshada gilgishay. Kulan\u00a0 kale ayaa loo balansan\u00a0 yahay\u00a0 waxaana la qorsheynaya\u00a0 in maxkamada la horkeeno cadaymo\u00a0 cusub si maxkamada ay u gaarto go,aan\u00a0 kama danbeys ah. Bulshada soonaliyeed\u00a0 ayaa aad uga\u00a0 carrots dilkii loo gaystay\u00a0 gabadha yareed,\u00a0 waxaana maxkmada\u00a0 laga dalbanaya\u00a0 in marxuumada ay hesho\u00a0 cadaalad.<\/h3>\n<h3 style=\"text-align: left;\"><strong><span style=\"color: #0000ff;\">W\/Q : Samiir Hassan Adan<\/span><\/strong><\/h3>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Maxkamadda Gobolka Mudug, qeybteeda darajada koowaad, ayaa si rasmi ah u bilowday dhagaysiga kiiska dilka naxdinta lahaa ee gaaray gabadh yar oo dhawaan lagu diley magaalada Gaalkacyo. Kiiskaan waxaa loo haystaa haweeneydii guriga ka shaqaysan jirtay ee marxuumadda daryeeli jirtay, taas oo maalmo ka hor ay ciidamada amniga u xireen eedeymaha ka dhanka ah falka [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":580,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":""},"categories":[18,1,22,21],"tags":[],"class_list":["post-579","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-featured","category-uncategorized","category-wararka-galmudug","category-wararka-maanta"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Kiiskii dilkii Gaalkacyo logu geystay gabar yar oo waji cusub yeeshay+xog xasaasi ah - Hobyomedia.com<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Kiiskii dilkii Gaalkacyo logu geystay gabar yar oo waji cusub yeeshay+xog xasaasi ah - Hobyomedia.com\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Maxkamadda Gobolka Mudug, qeybteeda darajada koowaad, ayaa si rasmi ah u bilowday dhagaysiga kiiska dilka naxdinta lahaa ee gaaray gabadh yar oo dhawaan lagu diley magaalada Gaalkacyo. Kiiskaan waxaa loo haystaa haweeneydii guriga ka shaqaysan jirtay ee marxuumadda daryeeli jirtay, taas oo maalmo ka hor ay ciidamada amniga u xireen eedeymaha ka dhanka ah falka [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=579\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hobyomedia.com\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-11-20T20:19:20+00:00\" \/>\n<meta property=\"article:modified_time\" content=\"2025-11-20T20:32:22+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763627021548.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"2048\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hobyomedia\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hobyomedia\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=579\",\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=579\",\"name\":\"Kiiskii dilkii Gaalkacyo logu geystay gabar yar oo waji cusub yeeshay+xog xasaasi ah - Hobyomedia.com\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=579#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=579#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763627021548.jpg\",\"datePublished\":\"2025-11-20T20:19:20+00:00\",\"dateModified\":\"2025-11-20T20:32:22+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=579#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=579\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=579#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763627021548.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763627021548.jpg\",\"width\":2048,\"height\":2048},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=579#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Kiiskii dilkii Gaalkacyo logu geystay gabar yar oo waji cusub yeeshay+xog xasaasi ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#website\",\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/\",\"name\":\"Hobyomedia.com\",\"description\":\"Wararka Galmudug iyo soomaliya\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c\",\"name\":\"hobyomedia\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hobyomedia\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/hobyomedia.com\"],\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?author=1\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Kiiskii dilkii Gaalkacyo logu geystay gabar yar oo waji cusub yeeshay+xog xasaasi ah - Hobyomedia.com","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Kiiskii dilkii Gaalkacyo logu geystay gabar yar oo waji cusub yeeshay+xog xasaasi ah - Hobyomedia.com","og_description":"Maxkamadda Gobolka Mudug, qeybteeda darajada koowaad, ayaa si rasmi ah u bilowday dhagaysiga kiiska dilka naxdinta lahaa ee gaaray gabadh yar oo dhawaan lagu diley magaalada Gaalkacyo. Kiiskaan waxaa loo haystaa haweeneydii guriga ka shaqaysan jirtay ee marxuumadda daryeeli jirtay, taas oo maalmo ka hor ay ciidamada amniga u xireen eedeymaha ka dhanka ah falka [&hellip;]","og_url":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=579","og_site_name":"Hobyomedia.com","article_published_time":"2025-11-20T20:19:20+00:00","article_modified_time":"2025-11-20T20:32:22+00:00","og_image":[{"width":2048,"height":2048,"url":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763627021548.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"hobyomedia","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hobyomedia","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=579","url":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=579","name":"Kiiskii dilkii Gaalkacyo logu geystay gabar yar oo waji cusub yeeshay+xog xasaasi ah - Hobyomedia.com","isPartOf":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=579#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=579#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763627021548.jpg","datePublished":"2025-11-20T20:19:20+00:00","dateModified":"2025-11-20T20:32:22+00:00","author":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=579#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/hobyomedia.com\/?p=579"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=579#primaryimage","url":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763627021548.jpg","contentUrl":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763627021548.jpg","width":2048,"height":2048},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=579#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/hobyomedia.com\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Kiiskii dilkii Gaalkacyo logu geystay gabar yar oo waji cusub yeeshay+xog xasaasi ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#website","url":"https:\/\/hobyomedia.com\/","name":"Hobyomedia.com","description":"Wararka Galmudug iyo soomaliya","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/hobyomedia.com\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c","name":"hobyomedia","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g","caption":"hobyomedia"},"sameAs":["https:\/\/hobyomedia.com"],"url":"https:\/\/hobyomedia.com\/?author=1"}]}},"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/11\/FB_IMG_1763627021548.jpg","jetpack_sharing_enabled":true,"brizy_media":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/579","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=579"}],"version-history":[{"count":4,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/579\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":584,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/579\/revisions\/584"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/580"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=579"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=579"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=579"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}