{"id":60,"date":"2026-11-22T17:17:46","date_gmt":"2026-11-22T17:17:46","guid":{"rendered":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=60"},"modified":"2026-11-22T17:17:46","modified_gmt":"2026-11-22T17:17:46","slug":"qoromo-xiiso-leh-aabihii-halganka-iyo-xaq-u-dirirka","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=60","title":{"rendered":"Qoromo xiiso leh Aabihii halganka iyo xaq u dirirka"},"content":{"rendered":"\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Taageerayaasha MFCaydiid, ee koofurta Muqdisho, ayaa 15 June 1995, u doortay Madaxweyne Soomaaliya, [Dowladdii salballaar]. hayeeshee, wuxuu maalin Arbaco ah 14 July 1996 Jananku ku dhaawacmay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, dhaawacaas ayuuna u geeriyooday 1st August 1996, oo ku beegan maanta oo kale 26 sano ka hor, waxaana gurigiisii rasmiga ahaa loo hooyay 4 August, 1996.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\"><strong>GUNAANAD:<\/strong> U jeedka Allaha u naxariistee General Maxamed Faarax Xasan (Caydiid), wuxuu ahaa inuu meesha ka saaro nadaamka kaligii-talis-ka ah ee kaadida shacabka kalaxa ku shubay, wuxuu doonayay in Soomaalidu sinaato oo sharaf iyo karaamo ku wada noolaato, wuxuu ka dhag taagay darxumada dadkiisa dilatay iyo dowladda degaankiisa ku tumanaysa.<\/p>\n\n\n\n<p class=\"wp-block-paragraph\">Wuxuu qaatay go\u2019aan geesinimo leh oo uu ku wajahayo Af-weynihii awoodda badan is bidiay ee Soomaalidu ugu mahmaahday \u201cAfkaada qabso ama Af-weyne raac\u201d, oo macnuhu ahaa xabsiga gal ama Xisbiga Hanti-wadaagga u sacbi, ugu danbeynna yoolkii halgamaa Caydiid ayaa guuleystay, markaas ayayna Soomaali is baratay oo si la isla-oggol yahay wax loo qeysaday.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Taageerayaasha MFCaydiid, ee koofurta Muqdisho, ayaa 15 June 1995, u doortay Madaxweyne Soomaaliya, [Dowladdii salballaar]. hayeeshee, wuxuu maalin Arbaco ah 14 July 1996 Jananku ku dhaawacmay degmada Wadajir ee Gobolka Banaadir, dhaawacaas ayuuna u geeriyooday 1st August 1996, oo ku beegan maanta oo kale 26 sano ka hor, waxaana gurigiisii rasmiga ahaa loo hooyay 4 [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":61,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"footnotes":""},"categories":[4,3,1],"tags":[],"class_list":["post-60","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-arimaha-bulshada","category-dhacdooyinka","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=60"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":62,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/60\/revisions\/62"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/61"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=60"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=60"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=60"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}