{"id":647,"date":"2026-04-28T20:33:43","date_gmt":"2026-04-28T20:33:43","guid":{"rendered":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=647"},"modified":"2026-04-28T20:33:43","modified_gmt":"2026-04-28T20:33:43","slug":"hogaamiyaha-jarmalka-friedrich-merz-oo-sheegay-in-mareykanka-kibirkiisii-hoos-loo-dhgay-xog-xasaasi-ah","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=647","title":{"rendered":"Hogaamiyaha Jarmalka Friedrich Merz oo sheegay in mareykanka kibirkiisii hoos loo dhgay Xog xasaasi ah"},"content":{"rendered":"<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"css-tmqcq9 eea635z0\" dir=\"ltr\">Hogaamiyaha Jarmalka Friedrich Merz ayaa dhaleeceeyay istaraatiijiyada Mareykanka ee dagaalka uu kula jiro Iran, isagoo sheegay inuusan u arkin waddo ay Washington ku xalin karto khilaafka, &#8220;ayna hugaamiyaasha Iran ku bahdilayaan Maraykanka&#8221;.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"css-tmqcq9 eea635z0\" dir=\"ltr\">Merz ayaa hadalkan ka sheegay Isniintii kulan uu ardayda kula yeeshay magaalada Marsberg, halkaas oo uu ku sheegay in Iraniyiintu ay &#8220;sida iska cad u wada xaajoonayaan si xirfad leh&#8221; ayna &#8220;si cad uga xoog badan yihiin sidii markii hore loo malaynayay.&#8221;<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"css-tmqcq9 eea635z0\" dir=\"ltr\">&#8220;Way caddahay in Maraykanku uusan lahayn istaraatiijiyad, dhibaatada colaadaha noocan oo kale ah mar walba kuma filna inaad gasho oo kaliya, sidoo kale waa inaad ka baxdaa,&#8221; ayuu yiri wasiirka arrimaha dibadda.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"css-tmqcq9 eea635z0\" dir=\"ltr\">&#8220;Waxaan daawanaynay si xanuun badan Afgaanistaan, muddo 20 sano ah. Waxaan aragnay Ciraaq. Markaa dhammaantood si xun ayaa loo jaan gooyay dagaaladaas oo isil hadii aan sida ugu fudud u dhifo. Hadda, ma arko hab istiraatiiji ah ee Maraykanku wax u dooranayo, gaar ahaan maadaama Iraniyiintu ay si cad u gorgortamayaan oo waliba xirfad leh, waxa ay u aqbaleen in Maraykanku markale kula hadlo Islamabad waa in natiijo xumo mar kale lala soo noqdo,&#8221; ayuu raaciyay hadalkiisa.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"css-tmqcq9 eea635z0\" dir=\"ltr\">Maraykanka iyo Israa&#8217;iil ayaa 28-kii bishii Febaraayo waxa ay qaadeen weerar millatari oo baaxad leh, taas oo keentay in xukuumadda Tehran ay jawaab ka bixiso dagaalka taa oo ay garaacday dhulka Israa&#8217;iil iyo dalalka kale oo Bariga Dhexe ah. Isku dhacu wuxuu gaaray xiritaanka marinka Hormuz, oo ah marin muhiim u ah ganacsiga saliida Gacanka Faaris.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"css-tmqcq9 eea635z0\" dir=\"ltr\">In kasta oo Maraykanka iyo Iran ay ku heshiiyeen xabbad-joojin billaabatay 8-dii Abriil, wada-hadallada Pakistan ay dhexdhexaadinaysay ee Islamabad, oo la doonayay in lagu gaaro heshiis kama-dambays ah, ayaa hakad galay toddobaadyadii la soo dhaafay.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"css-tmqcq9 eea635z0\" dir=\"ltr\">Khilaafkan ayaa saameeyay dalalka sida tooska ah ugu tiirsan saliidda Khaliijka, balse waxa uu sidoo kale sare u qaaday qiimaha tamarta adduunka oo dhan, sida Jarmalka iyo dalal badan oo Yurub ah.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"css-1k9op6x e17x9cvu0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"css-tmqcq9 eea635z0\" dir=\"ltr\">Sida uu sheegay Merz, qaabka ay madaxda Iran uga faa&#8217;iidaysteen xaaladdooda ayaa bannaanka soo dhigtay istiraatijiyadda liidata ee Maraykanka.<\/p>\n<\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Hogaamiyaha Jarmalka Friedrich Merz ayaa dhaleeceeyay istaraatiijiyada Mareykanka ee dagaalka uu kula jiro Iran, isagoo sheegay inuusan u arkin waddo ay Washington ku xalin karto khilaafka, &#8220;ayna hugaamiyaasha Iran ku bahdilayaan Maraykanka&#8221;. Merz ayaa hadalkan ka sheegay Isniintii kulan uu ardayda kula yeeshay magaalada Marsberg, halkaas oo uu ku sheegay in Iraniyiintu ay &#8220;sida iska [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":648,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":""},"categories":[18,1,22,21],"tags":[],"class_list":["post-647","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-featured","category-uncategorized","category-wararka-galmudug","category-wararka-maanta"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Hogaamiyaha Jarmalka Friedrich Merz oo sheegay in mareykanka kibirkiisii hoos loo dhgay Xog xasaasi ah - Hobyomedia.com<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Hogaamiyaha Jarmalka Friedrich Merz oo sheegay in mareykanka kibirkiisii hoos loo dhgay Xog xasaasi ah - Hobyomedia.com\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Hogaamiyaha Jarmalka Friedrich Merz ayaa dhaleeceeyay istaraatiijiyada Mareykanka ee dagaalka uu kula jiro Iran, isagoo sheegay inuusan u arkin waddo ay Washington ku xalin karto khilaafka, &#8220;ayna hugaamiyaasha Iran ku bahdilayaan Maraykanka&#8221;. Merz ayaa hadalkan ka sheegay Isniintii kulan uu ardayda kula yeeshay magaalada Marsberg, halkaas oo uu ku sheegay in Iraniyiintu ay &#8220;sida iska [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=647\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hobyomedia.com\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2026-04-28T20:33:43+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1.webp\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"800\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"533\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/webp\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"hobyomedia\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"hobyomedia\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"2 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=647\",\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=647\",\"name\":\"Hogaamiyaha Jarmalka Friedrich Merz oo sheegay in mareykanka kibirkiisii hoos loo dhgay Xog xasaasi ah - Hobyomedia.com\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=647#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=647#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1.webp\",\"datePublished\":\"2026-04-28T20:33:43+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=647#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=647\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=647#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1.webp\",\"contentUrl\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1.webp\",\"width\":800,\"height\":533},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=647#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Hogaamiyaha Jarmalka Friedrich Merz oo sheegay in mareykanka kibirkiisii hoos loo dhgay Xog xasaasi ah\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#website\",\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/\",\"name\":\"Hobyomedia.com\",\"description\":\"Wararka Galmudug iyo soomaliya\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c\",\"name\":\"hobyomedia\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"hobyomedia\"},\"sameAs\":[\"https:\/\/hobyomedia.com\"],\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?author=1\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Hogaamiyaha Jarmalka Friedrich Merz oo sheegay in mareykanka kibirkiisii hoos loo dhgay Xog xasaasi ah - Hobyomedia.com","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Hogaamiyaha Jarmalka Friedrich Merz oo sheegay in mareykanka kibirkiisii hoos loo dhgay Xog xasaasi ah - Hobyomedia.com","og_description":"Hogaamiyaha Jarmalka Friedrich Merz ayaa dhaleeceeyay istaraatiijiyada Mareykanka ee dagaalka uu kula jiro Iran, isagoo sheegay inuusan u arkin waddo ay Washington ku xalin karto khilaafka, &#8220;ayna hugaamiyaasha Iran ku bahdilayaan Maraykanka&#8221;. Merz ayaa hadalkan ka sheegay Isniintii kulan uu ardayda kula yeeshay magaalada Marsberg, halkaas oo uu ku sheegay in Iraniyiintu ay &#8220;sida iska [&hellip;]","og_url":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=647","og_site_name":"Hobyomedia.com","article_published_time":"2026-04-28T20:33:43+00:00","og_image":[{"width":800,"height":533,"url":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1.webp","type":"image\/webp"}],"author":"hobyomedia","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"hobyomedia","Est. reading time":"2 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=647","url":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=647","name":"Hogaamiyaha Jarmalka Friedrich Merz oo sheegay in mareykanka kibirkiisii hoos loo dhgay Xog xasaasi ah - Hobyomedia.com","isPartOf":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=647#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=647#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1.webp","datePublished":"2026-04-28T20:33:43+00:00","author":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=647#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/hobyomedia.com\/?p=647"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=647#primaryimage","url":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1.webp","contentUrl":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1.webp","width":800,"height":533},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=647#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/hobyomedia.com\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Hogaamiyaha Jarmalka Friedrich Merz oo sheegay in mareykanka kibirkiisii hoos loo dhgay Xog xasaasi ah"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#website","url":"https:\/\/hobyomedia.com\/","name":"Hobyomedia.com","description":"Wararka Galmudug iyo soomaliya","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/hobyomedia.com\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/68e0561c32382ab90e12160babc8a20c","name":"hobyomedia","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/db68b86ff791d75b794101fd8230b6e7d9dc9eb2176c8650412f2896985b9261?s=96&d=mm&r=g","caption":"hobyomedia"},"sameAs":["https:\/\/hobyomedia.com"],"url":"https:\/\/hobyomedia.com\/?author=1"}]}},"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2026\/04\/1.webp","jetpack_sharing_enabled":true,"brizy_media":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/647","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=647"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/647\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":649,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/647\/revisions\/649"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/648"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=647"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=647"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=647"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}