{"id":79,"date":"2025-07-09T00:24:56","date_gmt":"2025-07-09T00:24:56","guid":{"rendered":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=79"},"modified":"2025-07-09T00:24:56","modified_gmt":"2025-07-09T00:24:56","slug":"dowlada-sacuudiga-oo-xukuno-dil-ah-ku-fulisay-ajaanib-kala-duwan-oo-somali-ku-jirto","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=79","title":{"rendered":"Dowlada Sacuudiga oo Xukuno Dil ah ku Fulisay Ajaanib kala Duwan oo Somali ku jirto"},"content":{"rendered":"<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Amnesty International, ayaa warbixin ay soo saartay shalay oo Isniin ahayd ku sheegtay in Sacuudi Carabiya ay sanadihii u dambeeyay dil ku fulisay dad badan oo ajnabi ah oo ay ku jiraan Soomaali, gaar ahaan dambiyada la xiriira daroogada.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Hay\u2019adda ayaa warbixinta ay soo saartay ku sheegtay in sanadkii la soo dhaafay ay gaartay heerkii ugu sarreeyay tirada xukunnada dilka ah ee lagu fuliyo dadka ajnabiga ah ee ay ku jiraan Soomaalida ee gudaha Sacuudiga loogu geysto sababo la xiriira dambiyada daroogada.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Sacuudi Carabiya ayaa dil qoor-goyn ah ku fulisay 345 qof sanadkii hore, waana tiradii ugu badneyd ee Amnesty laga diwaan geliyo soddonkii sano ee la soo dhaafay.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Hay\u2019adda xuquuqul insaanka u doodda ayaa sheegtay in lixdii bilood ee la soo dhaafay oo kaliya lagu fuliyay 180 qof, waxaana suuragal ah in tiradaasi ay sare u kacdo.<\/p>\n<\/div>\n<section class=\"bbc-geybui\" role=\"region\" aria-label=\"Xayeysiin 2\" aria-hidden=\"true\" data-e2e=\"advertisement\"><\/section>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Sacuudi Carabiya ayaa xukunka ku fulisay 1,816 qof intii u dhaxeysay Janaayo 2014 iyo June 2025, sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee dalkaas.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Mid ka mid ah saddex ka mid ah dilalkan ayaa ahaa dambiyo la xiriira daroogada, kuwaas oo aan ahayn dambiyo aan dil ahayn marka loo eego sharciga caalamiga ah ee xuquuqda aadanaha iyo heerarka, Amnesty ayaa ku sheegtay warbixinta.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Waxaa sidoo kale warbixinta ku xusan in 597 qof oo lagu helay xukunka dilka ah ee dambiyada la xiriira daroogada tobankii sano ee la soo dhaafay, 75 boqolkiiba ay ahaayeen muwaadiniin ajnabi ah oo Soomaali ay ku jiraan.<\/p>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Sida laga soo xigtay Midowga Yurub, Sacuudi Carabiya ayaa fulisay 345 xukun dil ah 2024-kii.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Lixdii bilood ee la soo dhaafay, January ilaa June 2025, Sacuudi Carabiya waxa ay dil qoor-goyn ah ku fulisay 180 qof.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Bishii Juun 2025 oo keliya, waddanku wuxuu dil ku fuliyay 46 qof, oo 37 ka mid ah ay ahaayeen kuwo la xiriira daroogada.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Tani waxay ka dhigan tahay in celcelis ahaan, in ka badan hal qof lagu dilo maalin kasta kiisaska la xiriira daroogada, ayay Amnesty ku sheegtay warbixinteeda.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Amnesty ayaa sheegtay in 34 ka mid ah ay u dhasheen dalalka Masar, Itoobiya, Jordan, Nigeria, Pakistan, Soomaaliya iyo Suuriya.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">\u201cIsticmaalka aan naxariista lahayn ee Sacuudi Carabiya ee ciqaabta dilka ka dib tijaabooyin aan caddaalad ahayn kaliya ma muujinayso quursiga ay u leedahay nolosha bini\u2019aadamka, laakiin isticmaalkeeda dambiyada la xiriira daroogada ayaa sidoo kale xadgudub cad ku ah sharciga caalamiga ah iyo heerarka,\u201d Christine Beckerl, Agaasimaha Bariga Dhexe iyo Waqooyiga Afrika ee Amnesty International ayaa sidaa tiri.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Waxa ay intaa ku dartay, \u201c\u2026 warbixintani waxay daaha ka qaadaysaa xaqiiqada mugdiga iyo khatarta ah ee ka dambaysa sawirka horumarka leh ee ay mas\u2019uuliyiintu isku dayayaan inay u muujiyaan si caalami ah.\u201d<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Ilaa 345 dil ah oo la fuliyay 2024, marka loo eego jadwalka Yurub, waxay ka dhigan yihiin tiradii ugu badnayd ee xukunnada ay Amnesty International ka diwaangeliso Sacuudi Carabiya in ka badan soddon sano.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Dadkan, 35 boqolkiiba, ama 122 qof, ayaa lagu fuliyay dambiyo la xiriira daroogada, waana tiradii ugu badneyd ee hal sano gudaheed ah tan iyo markii Amnesty ay billowday diiwaan gelinta ciqaabta dilka ee Sacuudiga 1990-kii.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Sacuudi Carabiya ayaa hakisay ciqaabta dilka ah ee dambiyada la xiriira daroogada sanadka 2020.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Labo sano ka hor, Dhaxalsugaha Boqortooyada Maxamed Bin Salmaan ayaa ku dhawaaqay in xukunka dilka ah lagu fulin doono oo kaliya kuwa dilka geystay.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Si kastaba ha ahaatee, dhowr bilood ka dib sanadkaas, Sacuudi Carabiya ayaa bilaabay fulinta xukunka dilka ah ee shakhsiyaadka lagu helay dambiyada la xiriira daroogada iyada oo aan la sheegin wax sabab ah.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Sacuudi Carabiya ayaa ka mid ah dhowr waddan oo ku yaalla Bariga Dhexe ee fuliya xukunka dilka ah ee lagu fuliyo dambiyada la xiriira daroogada, oo ay ku jiraan Iiraan, Kuwait iyo Imaaraadka Carabta.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<h2 id=\"Muwaadiniinta-ajaanibta-ah-iyo-xukunnada-dilka-ee-la-xiriira-daroogada-\" class=\"bbc-u15yok eglt09e0\" tabindex=\"-1\">Muwaadiniinta ajaanibta ah iyo xukunnada dilka ee la xiriira daroogada<\/h2>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Warbixinta ay soo saartay Amnesty International ayaa iftiimisay sida dadka ajaanibka ah loogu dilayo xaaladaha naxdinta leh ee dambiyada la xiriira daroogada.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Si gaar ah Amnesty waxay sheegtay in tobankii sano ee la soo dhaafay 155 Pakistaniyiin ah, 66 Suuriyaan ah, 50 Urdun ah, 39 Yemeni ah, 33 Masaari ah, 32 Nigeria u dhashay, 22 Soomaali ah iyo 13 Itoobiyaan ah lagu xukumay dil.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Intaa waxaa dheer, ajaanib badan oo kale ayaa halis ugu jira dhimasho.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Sanadkii lasoo dhaafay dhammaadkiisii, maxaabiis Soomaali ah oo ku xiran dalka Sacuudiga kuna xukunnaa dil ayaa dalbanayay in xukunka laga khafiifiyo, iyagoo loo heysto inay dalkaasi soo geliyeen daroogo.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Maxaabiistan oo xilliyo kala duwan la qabtay ayaa tiradooda lagu sheegay ilaa 50 qof.<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"bbc-19j92fr ebmt73l0\" dir=\"ltr\">\n<p class=\"bbc-1y32vyc e17g058b0\" dir=\"ltr\">Ehellada maxaabiistan oo dhalinyaro u badan oo qaarkood BBC la hadlay xilligaas ayaa sheegay in markoodii hore ay dalkaasi u tageen inay ka shaqeystaan. Lama hubo inay ku jiraan dadka xukunka dilka lagu fuliyay iyo in kale.<\/p>\n<\/div>\n<p dir=\"ltr\">Xigasho Bbcsomali<\/p>\n<\/div>\n<div class=\"code-block code-block-1\"><\/div>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Amnesty International, ayaa warbixin ay soo saartay shalay oo Isniin ahayd ku sheegtay in Sacuudi Carabiya ay sanadihii u dambeeyay dil ku fulisay dad badan oo ajnabi ah oo ay ku jiraan Soomaali, gaar ahaan dambiyada la xiriira daroogada. Hay\u2019adda ayaa warbixinta ay soo saartay ku sheegtay in sanadkii la soo dhaafay ay gaartay heerkii [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":2,"featured_media":80,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"_jetpack_memberships_contains_paid_content":false,"footnotes":""},"categories":[21],"tags":[],"class_list":["post-79","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka-maanta"],"yoast_head":"<!-- This site is optimized with the Yoast SEO plugin v26.5 - https:\/\/yoast.com\/wordpress\/plugins\/seo\/ -->\n<title>Dowlada Sacuudiga oo Xukuno Dil ah ku Fulisay Ajaanib kala Duwan oo Somali ku jirto - Hobyomedia.com<\/title>\n<meta name=\"robots\" content=\"noindex, follow, max-snippet:-1, max-image-preview:large, max-video-preview:-1\" \/>\n<meta property=\"og:locale\" content=\"en_US\" \/>\n<meta property=\"og:type\" content=\"article\" \/>\n<meta property=\"og:title\" content=\"Dowlada Sacuudiga oo Xukuno Dil ah ku Fulisay Ajaanib kala Duwan oo Somali ku jirto - Hobyomedia.com\" \/>\n<meta property=\"og:description\" content=\"Amnesty International, ayaa warbixin ay soo saartay shalay oo Isniin ahayd ku sheegtay in Sacuudi Carabiya ay sanadihii u dambeeyay dil ku fulisay dad badan oo ajnabi ah oo ay ku jiraan Soomaali, gaar ahaan dambiyada la xiriira daroogada. Hay\u2019adda ayaa warbixinta ay soo saartay ku sheegtay in sanadkii la soo dhaafay ay gaartay heerkii [&hellip;]\" \/>\n<meta property=\"og:url\" content=\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=79\" \/>\n<meta property=\"og:site_name\" content=\"Hobyomedia.com\" \/>\n<meta property=\"article:published_time\" content=\"2025-07-09T00:24:56+00:00\" \/>\n<meta property=\"og:image\" content=\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/xukun-dil.jpg\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:width\" content=\"660\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:height\" content=\"402\" \/>\n\t<meta property=\"og:image:type\" content=\"image\/jpeg\" \/>\n<meta name=\"author\" content=\"cayga11\" \/>\n<meta name=\"twitter:card\" content=\"summary_large_image\" \/>\n<meta name=\"twitter:label1\" content=\"Written by\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data1\" content=\"cayga11\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:label2\" content=\"Est. reading time\" \/>\n\t<meta name=\"twitter:data2\" content=\"4 minutes\" \/>\n<script type=\"application\/ld+json\" class=\"yoast-schema-graph\">{\"@context\":\"https:\/\/schema.org\",\"@graph\":[{\"@type\":\"WebPage\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=79\",\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=79\",\"name\":\"Dowlada Sacuudiga oo Xukuno Dil ah ku Fulisay Ajaanib kala Duwan oo Somali ku jirto - Hobyomedia.com\",\"isPartOf\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#website\"},\"primaryImageOfPage\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=79#primaryimage\"},\"image\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=79#primaryimage\"},\"thumbnailUrl\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/xukun-dil.jpg\",\"datePublished\":\"2025-07-09T00:24:56+00:00\",\"author\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/2fc0b3dcc1bd10d705700c4d493595d6\"},\"breadcrumb\":{\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=79#breadcrumb\"},\"inLanguage\":\"en-US\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"ReadAction\",\"target\":[\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=79\"]}]},{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=79#primaryimage\",\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/xukun-dil.jpg\",\"contentUrl\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/xukun-dil.jpg\",\"width\":660,\"height\":402},{\"@type\":\"BreadcrumbList\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=79#breadcrumb\",\"itemListElement\":[{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":1,\"name\":\"Home\",\"item\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/\"},{\"@type\":\"ListItem\",\"position\":2,\"name\":\"Dowlada Sacuudiga oo Xukuno Dil ah ku Fulisay Ajaanib kala Duwan oo Somali ku jirto\"}]},{\"@type\":\"WebSite\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#website\",\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/\",\"name\":\"Hobyomedia.com\",\"description\":\"Wararka Galmudug iyo soomaliya\",\"potentialAction\":[{\"@type\":\"SearchAction\",\"target\":{\"@type\":\"EntryPoint\",\"urlTemplate\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?s={search_term_string}\"},\"query-input\":{\"@type\":\"PropertyValueSpecification\",\"valueRequired\":true,\"valueName\":\"search_term_string\"}}],\"inLanguage\":\"en-US\"},{\"@type\":\"Person\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/2fc0b3dcc1bd10d705700c4d493595d6\",\"name\":\"cayga11\",\"image\":{\"@type\":\"ImageObject\",\"inLanguage\":\"en-US\",\"@id\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/image\/\",\"url\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/4c2902deda9fd1f7d3a290c070581eab368f2f0afaadcee70a6116b88834c7be?s=96&d=mm&r=g\",\"contentUrl\":\"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/4c2902deda9fd1f7d3a290c070581eab368f2f0afaadcee70a6116b88834c7be?s=96&d=mm&r=g\",\"caption\":\"cayga11\"},\"url\":\"https:\/\/hobyomedia.com\/?author=2\"}]}<\/script>\n<!-- \/ Yoast SEO plugin. -->","yoast_head_json":{"title":"Dowlada Sacuudiga oo Xukuno Dil ah ku Fulisay Ajaanib kala Duwan oo Somali ku jirto - Hobyomedia.com","robots":{"index":"noindex","follow":"follow","max-snippet":"max-snippet:-1","max-image-preview":"max-image-preview:large","max-video-preview":"max-video-preview:-1"},"og_locale":"en_US","og_type":"article","og_title":"Dowlada Sacuudiga oo Xukuno Dil ah ku Fulisay Ajaanib kala Duwan oo Somali ku jirto - Hobyomedia.com","og_description":"Amnesty International, ayaa warbixin ay soo saartay shalay oo Isniin ahayd ku sheegtay in Sacuudi Carabiya ay sanadihii u dambeeyay dil ku fulisay dad badan oo ajnabi ah oo ay ku jiraan Soomaali, gaar ahaan dambiyada la xiriira daroogada. Hay\u2019adda ayaa warbixinta ay soo saartay ku sheegtay in sanadkii la soo dhaafay ay gaartay heerkii [&hellip;]","og_url":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=79","og_site_name":"Hobyomedia.com","article_published_time":"2025-07-09T00:24:56+00:00","og_image":[{"width":660,"height":402,"url":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/xukun-dil.jpg","type":"image\/jpeg"}],"author":"cayga11","twitter_card":"summary_large_image","twitter_misc":{"Written by":"cayga11","Est. reading time":"4 minutes"},"schema":{"@context":"https:\/\/schema.org","@graph":[{"@type":"WebPage","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=79","url":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=79","name":"Dowlada Sacuudiga oo Xukuno Dil ah ku Fulisay Ajaanib kala Duwan oo Somali ku jirto - Hobyomedia.com","isPartOf":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#website"},"primaryImageOfPage":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=79#primaryimage"},"image":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=79#primaryimage"},"thumbnailUrl":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/xukun-dil.jpg","datePublished":"2025-07-09T00:24:56+00:00","author":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/2fc0b3dcc1bd10d705700c4d493595d6"},"breadcrumb":{"@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=79#breadcrumb"},"inLanguage":"en-US","potentialAction":[{"@type":"ReadAction","target":["https:\/\/hobyomedia.com\/?p=79"]}]},{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=79#primaryimage","url":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/xukun-dil.jpg","contentUrl":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/xukun-dil.jpg","width":660,"height":402},{"@type":"BreadcrumbList","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/?p=79#breadcrumb","itemListElement":[{"@type":"ListItem","position":1,"name":"Home","item":"https:\/\/hobyomedia.com\/"},{"@type":"ListItem","position":2,"name":"Dowlada Sacuudiga oo Xukuno Dil ah ku Fulisay Ajaanib kala Duwan oo Somali ku jirto"}]},{"@type":"WebSite","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#website","url":"https:\/\/hobyomedia.com\/","name":"Hobyomedia.com","description":"Wararka Galmudug iyo soomaliya","potentialAction":[{"@type":"SearchAction","target":{"@type":"EntryPoint","urlTemplate":"https:\/\/hobyomedia.com\/?s={search_term_string}"},"query-input":{"@type":"PropertyValueSpecification","valueRequired":true,"valueName":"search_term_string"}}],"inLanguage":"en-US"},{"@type":"Person","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/2fc0b3dcc1bd10d705700c4d493595d6","name":"cayga11","image":{"@type":"ImageObject","inLanguage":"en-US","@id":"https:\/\/hobyomedia.com\/#\/schema\/person\/image\/","url":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/4c2902deda9fd1f7d3a290c070581eab368f2f0afaadcee70a6116b88834c7be?s=96&d=mm&r=g","contentUrl":"https:\/\/secure.gravatar.com\/avatar\/4c2902deda9fd1f7d3a290c070581eab368f2f0afaadcee70a6116b88834c7be?s=96&d=mm&r=g","caption":"cayga11"},"url":"https:\/\/hobyomedia.com\/?author=2"}]}},"jetpack_featured_media_url":"https:\/\/hobyomedia.com\/wp-content\/uploads\/2025\/07\/xukun-dil.jpg","jetpack_sharing_enabled":true,"brizy_media":[],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/users\/2"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcomments&post=79"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":81,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/posts\/79\/revisions\/81"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=\/wp\/v2\/media\/80"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fmedia&parent=79"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Fcategories&post=79"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/hobyomedia.com\/index.php?rest_route=%2Fwp%2Fv2%2Ftags&post=79"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}