Daawo Sawirada::- Madaxweynaha Galmudug o Heer Qaran cadaado loogu soo dhaweeyay...

Daawo Sawirada::- Madaxweynaha Galmudug o Heer Qaran cadaado loogu soo dhaweeyay iyo Arinta Doorashadi jawaari oo uu ka hadlay

0
SHARE

Madaxweynaha Galmudug C/kariin Xuseen Guuleed ayaa Maanta dib ugu laabtay Magaalada Cadaado,waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay Magaalada Cadaado.

Madaxweyne Guuleed ayaa la sheegay inuu la kulmi doono Baarlamaanka iyo Golihiisa Wasiirada.

Sidoo kale Madaxweyne Guuleed ayaa Hammbalyo u diray Guddoomiyaha Baarlamaanka Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari.

goor dhaw codadka naga filo

IMG_0273IMG_0281IMG_0283IMG_0290IMG_0301IMG_0308IMG_0314IMG_0317IMG_0318IMG_0329

LEAVE A REPLY