Waraka ka imanaya magaalada Jowhar ayaa sheegaya in qarax Ismiidaamin ahaa uu goordhow ka dhacay magaalada Jowhar ee caasimadda maamulka Hirshabelle. Wararka ayaa sheegaya in qof watay jaakado ay ka buuxeen qaraxyo uu isku qarxiyay kontrolka ku yaala iridka laga...








News English