Dhageyso buuq ka taagan Qaabka loo Qabnayo Doorashada Madaxweynaha galmudug

Dhageyso buuq ka taagan Qaabka loo Qabnayo Doorashada Madaxweynaha galmudug

0
SHARE

HM__Xafiiska gaalkacyo Xili dhawaan magaalada cadaado ay ka dhaceyso doorashada madaxweynaha galmudug lagu dooranayo waxana magaalada laga dareemayaa diyaargarow xoogan.

 Magaalada waxaa malmihi ugu danbeeyay gaaray xildhibaanada baarlamaanka galmudug gaar ahan kuwi banaanka kaga maqnaa magaalada.

Sidoo kale waxaa magaalada gaaray Musharixiin u tartameysa doorashada madaxtinimada Galmudug iyadoona Boorar waaweyn lagu xardhay bartamaha magaalada cadaado Waxana Warar Hoose oo ay heshay hobyomedia.com ay Shegayan in uu Buuq ka taagan yahay qaabka dorashada loo qabanayo iyo Musharaxiinta oo farabadan waxaana taasi ay kentay in magaalada isbadal wayn laga daremayo

Xildhibaan Muxudiin Sunni Oo Kamid ah xildhibaanada Baarlamaanka Galmudug ayaa sheegay  in haatan ay socoto qaban qaabo loogu diyaargaroobayo doorashada galmudug

Hoos Ka Dhagayso Codka

LEAVE A REPLY