Dhageyso-Daawo Sawirada Labo beleed oo Dagaal sana mudo Badan oo Heshiis...

Dhageyso-Daawo Sawirada Labo beleed oo Dagaal sana mudo Badan oo Heshiis Lagu Kala Dhax Dhigay Degaanka afbar waaqo ee bariga Gobolka Mudug

0
SHARE

HM_Xafiiska Gaalkacyo Labadaani beeled oo mudda ka badan 10 sano colaadodu ka taagneyd deegaanka afbar waaqo ee bariga gobolka mudug isalmrkana xiisadoda ay sababatay in shacabka ku noolaa deeganada hoos yimaada Halkaasi ay ka barakacaan kadib markii halkaasi ay dhaceen dagaalo goos goos ah o u dhaxeyay labada dhinac ayaa ugu dambeyntii waxaa lagu guuleystay in heshiis rasmi ah la kala dhax dhigo beelod.

Masuuliyiin ka tirsan Maamulka Galmudug iyo odayaal dhaqamedyo kala soo jeeda labada dhinac ayaa dadaal dheer u galay sidii loo xalin lahaa coladasi iyadoona odayasha labada dhinac ay shegeen in ay so dhaweynayaan heshiis laga gaaray coladasi waxeyna si wada jir ah ay ugu baaqeen shacabkii ka barakarcay deganadasi in ay ugu laabtaan guryahooda

Gudoomiye ku xigeenka Gobolka mudug axmed Maxamed shire qoodar ayaa sheegay in galmudug ay ka qeyb qaadaneyso wax kasto oo lagu dhameynayo colaadaha ka jira mudug Kulanka Heshiiska ayaa Waxa gob joog ahaa Odaayasha beesha Reer Nicmaale Sacad iyo Sidoo kale Masuuliyin ka Socday Dowlad gobaleedka Galmudg kuwaasi oo qayb wayn ka Qaatay hirgalinta Heshiis Nabadeed Dadka deganakasi la kala  dhax dhigo

Ku Xirnow Daqiiad Kasta Hobyomedia.com

Hoos Riix Dhageyso cododka dhan ee laga jeediyay heshiiskaasi

 

 

LEAVE A REPLY