Dhageyso Maamul gobaleedyo Bilaabay Qorshe Lagu Fashilinayo Xukuumada Farmaajo

Dhageyso Maamul gobaleedyo Bilaabay Qorshe Lagu Fashilinayo Xukuumada Farmaajo

0
SHARE

Madaxweynaha Maamulka Koofur Galbeed Shariif Xasan Sheekh aadan ayaa dadaal weyn ugu jira inaanan la ansixin golaha wasiirada cusub ee uu magacaabay Ra’isul wasare Xasan Cali Kheyre.

Shariif Xasan Sha Aadan oo ah siyaasi caan ku ah taakada uu udhigo xukumadaha xiliyadii uu gudoomiyaha barlamaanka ahaa ayaa si weyn uga soo horjeeday in saamigii Koofur Galbeed laga siiyay golaha wasiirada laga waayay siyaasiyiin uu isaga gudbiyay sida ay sheegaan dadka ka soo jeeda deeganada koonfur galbeed

Hoos ka Dhageyso Codka 

LEAVE A REPLY