Daawo Muqaal: Dhacdadii Dhawan ninkii Dilay Xaaskiisa ee ay so Qabteen Ciidamada...

Daawo Muqaal: Dhacdadii Dhawan ninkii Dilay Xaaskiisa ee ay so Qabteen Ciidamada isku dhafka Galmudug iyo puntland oo la Soo Bandhigay sidee u dhacday arintasi?

0
SHARE

Ciidamada isku dhaf ah ee Puntland iyo Galmudug ayaa gacanta ku soo dhigay nin gacan ku dhiigla ah oo xaaskiisa ku soo dilay magaalada Goldogob.

Gacan-ku-dhiiglaha dilka geystay oo lagu magacaabo Cabdi Jaamac Guuleed ayaa laga soo qabtey magaalada Gaalkacyo ee dhinaca Galmudug.

Waxaa sidoo kale gacan-ku-dhiiglaha lala soo qabtey 3 Maxbuus oo ay magacyadooda lagu kala yhiin:- Cabdirsaaq Maxamed Warsame, Cumar Cabdi Maxamed, Axmed Cabdi Diiriye, kuwaasoo ahaa qaraabo iyo saaxiibbo gacansiinayay ninka gacanku dhiiglaha ah.

HOOS KA DAAWO MUUQAALKA

LEAVE A REPLY