Weerar ay Dad ku dhinteen laguna Soo Qaaday Xoolo Dhaqatada Galmudug oo ka Dhacay Bariga Gobalka Mudug

HM__Xafiiska Wararka Gaalkacyo””  Warar lagu kalsoon yahay oo laga Helayo Deganada Dhaca Bariga Gobalka Mdug aya Waxa ay Shegayaan in Kulanyo Hubaysan oo ka Soo Jeeda Dhanka Maamul Gobaleedka Puntland ay Weerar ku soo Qaadeen Xoolo Dhaqato ka Soo Jeeda Deganada Mamaulka Gobaleedka Galmudug

Weerarkan ayaa aha Mid Wadada loogu Galay Xoolo Dhaqatada Reer Galmudug Waxana Weerarkan uu ka Dhacay Mel u Dhaw deganka Ramaale oo Qiyaas ahaan aan sidaa uga Fogeen  Degaanak Godad ee Gobalka Mudug Halkaasi oo horay ay uga Dhaceen Weeraro dhiig badan  uu ku daatay kaa oo Horay u dhax Maray Maleeshiyo hubaysan oo kal kal Soo Jeeda Galmudug iyo Puntland

inta la Xaqjiyay Weerarkan aya Waxa ku dhintay Hal Ruux oo Xoolo Dhaqato aha Sida dadka  Deganka ay Hobyomedia.com u Xaqijiiyeen Waxana Marxuunka Dhintay lagu Mgacabi jireen alaha u Naxariiste faratol maxamuud barqadle

Weeraran Nuucan oo kale ah aya Mar Walba ku soo Noq Noqda Miyiga Bariga Gobalka Mudug Waxana arintan ay  ku soo Beegmaysa Xili Madaxda Maamul Gobaleedyada Galmudug iyo puntland ay Sameysten Ciidamo isku dhaf ah oo hal meel looga wada Arin doono kuwaasi oo ka hortagaya Falalka Nuucan oo kale ah .

Xeel Dheerayaal falanqeeya Dhibaatada  Gobalka Mdug ee mar walba dhax Marta labada dhinac ee Xoolo Dhaqatada ah ayaa Shegaya in Madaxda Maamul Gobaleedyada ay ka indho saabanayan halka ay sartu ka Qurunsan  tahay oo ah miyiga ,Waxana ay shegayan in arinta miyiga gobalka Mdug ka dhaca ay keento Mar walba dagaal walba oo Gaalkacyo ku dhax Mara Galmudug iyo Puntland hadii arinta miyiga Gobalka Mdug Xal loo Helo ay taasi la micno tahay in dawo loo helay Cudur aan daawo lahayn oo in ka badan 25  sano ku sii faaafaayay bulshada Gobalka Mudug

Wxii warar ah oo ku soo kordha kala Soco Warbaahinta Hobyomedia.com


Shabakada hobyomedia.com Kala Soco Wararkii Ugu Danbeeyay

Nagala Xiriir E-mail hobyomedia1@gmail.com

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Wararkii Ugu Danbeyay

XOG: Maamul Goboleedyada oo diiday inay Muqdisho yimaadaan & Dagaalka Shabaab lala galayo
- Oct 21, 2017
Wasiirada amniga maamul goboleedyada Soomaaliya ayaa ku gacan seeray kulan amni oo xasaasi ah oo ...
DHAGEYSO:-Raashin Deeq Ah Oo Loo Waday Dad Shacab Ah Oo Ku Nool Degano Hoos Taga Galmudug Oo La Leexsaday
- Oct 21, 2017
Deeq raashin ah oo loogu tala galay dad ku nool magaalada caabudwaaq ayaa la ...
Daawo Madaxweyne Farmaajo oo booqday Ciidamada dagaalka loo diyaariyay
- Oct 21, 2017
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Mudane Maxamed Cabullaahi Farmaajo ayaa gaaray xarunta tababarka ciidamada ee Jasiira, halkaas ...
Kooxdii ka soo horjeeday Madaxweyne Xaaf oo dib u dhigay Doorashada Madaxweynaha Maamulka Galmudug
- Oct 21, 2017
War Qoraal ah oo ka soo baxay Guddiga doorashada Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug ayaa ...
Dhageyso :Suldaanka Cusub ee Beesha Reer Hilowle Gaar ahaan Reer Sharmaake oo Saxaafada la hadlay
- Oct 21, 2017
 Suldaanka Cusub ee Beesha Reer Hilowle Gaar ahaan Reer Sharmaake ayaa Waxa uu la ...
Dhageyso Qaylo Dhaan ka Soo yeertay Maamulka Degamada Budbud ee Galmudug
- Oct 21, 2017
Gudoomiyaha Deegaanka Budbud Ee Gobalka Mudug Maxamed Axmed Kulanayaa Ka warbixiyay Xaalka Nololeed ee ...
DHAGEYSO: Odayashii Hawiye ee soo dhisay Galmudug oo Muqdisho kulan isugu yimid iyagoo Dowladda Federaalka ku eedeeyay in ay galmudug burburinayso
- Oct 21, 2017
Magaalada Muqdisho ee caasimadda Soomaaliya maanta waxaa kulan ku yeeshay Qaar ka mid ah ...
Dhageyso Faah Faahino Tirada Guud Dhimasho iyo Dhawac Qaraxii soobe , Wada dhawacyada la geeyay iyo sababta qaraxa xogtiisa aan wali loo helin
- Oct 21, 2017
Xubno ka mid ah Golaha Wasiirada ayaa Caawa booqday Goobtii uu qaraxa ka dhacay ...
Daawo Sawirada: Wafdi ka Socad Qaramada Midobay iyo Madaxda Gobalka mudug oo Kormeer ku tagay halka ay ka socoto Hawusha Dakada Hobyo
- Oct 20, 2017
Gudoomiyaha Gobolka Mudug Cabdi Rashiid Cartan ayaa gaaray Magaalada Hobyo. Cartan ayaa halkaasi kula kulmay ...
DHAGEYSO: Ra,iisul Wasaare Khayre oo sheegay Sabtida wixii ka dambeeya dalka inuu galayo xaalad Dagaal
- Oct 20, 2017
a’iisul Wasaaraha Dowladda Federaalka Soomaaliya Xasan Cali Khayre ayaa wuxuu sheegay Dowladda Federaalka marnaba ...
Daawo Dooddii Ugu Adkayd oo Gacan qaad ku dhawaatay, Qaraxii Zoobe, Shirkii kismayo & Qodobo kale
- Oct 20, 2017
Dooddii Ugu Adkayd oo Gacan qaad ku dhawaatay,  ayaa Doodaaasi Waxa ay ku saab ...
Cadaado Way foolaneysa qoraal xiiso badan
- Oct 20, 2017
Khilaafka Madaxda dowlad goboleedka Galmudug ayaa wali ka taagan magaalada Cadaado, Madaxweyne ku xigeenka, ...
Dhageyso:-Madaxweyne Xaaf Oo Dalbaday In Uu Wadahadal La Galo Dowladda Soomaaliya isagoo ka hadlay waxa ay farmaajo isku hayaan
- Oct 20, 2017
Axmed Ducaale Geelle Xaaf, Madaxweynaha dowlad goboleedka Galmudug oo Warbaahinta shir jaraa’id  Qadka taleefonka ...
DHAGEYSO: Guddoomiye C/xaashi oo si kulul uga hadlay khilaafka DFS iyo maamul goboleedyada
- Oct 20, 2017
Cabdi Xaashi Cabillaahi Gudoomiyaha Aqalka Sare ayaa marka hore ka hadlay khilaafka Siyaasadeed ee ...
Akhriso:-Madaxweyne Farmaajo Oo Kulan Deg Deg Ah Isugu Yeeray Xildhibaanada Labada Aqal
- Oct 20, 2017
Maxamed Cabdullaahi Farmaajo Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya ayaa Maalinta Sabtida ah ee soo socota kulan ...
 
Advertisements