Dhageyso Faah Faahin : Warar kale oo ku soo Kordhay Dagaal dhax...

Dhageyso Faah Faahin : Warar kale oo ku soo Kordhay Dagaal dhax maray ciidanka Galmudug iyo maleeshiyo hubaysan

0
SHARE

Ciidamada Amniga Galmudug oo Weerar ku Qaaday Maleeshiyaad Isbaarooyin dhigtay deegaano ka tirsan maamulka galmudug

wararka ayaa sheegaya inuu jiro qasaare ka dhashay dagaal labada dhinac dhex maray,

Dhawaan ayay  ahayd Markii Madaxweynaha Maamulka Galmudug ahmed Ducaale Gelle Xaaf uu Sheggay in isbaarooyinka meelaha qaar  yaala deganada galmudug ay dhib wayn ku hayaan dadka shacabka ah waxana uu tilmamay in meelo badan oo gar gaar la gaarsiin lahaa ay sabab u noqotay in aan la gaarsiiin isbaarooyin badan oo yala deganada qaarkood

Hoos ka Dhageyso Codka

LEAVE A REPLY