Daawo Madaxweyne ku xigeenkii Galmudug iyo Gudoomiyaha Barlamanka oo loo diiday in...

Daawo Madaxweyne ku xigeenkii Galmudug iyo Gudoomiyaha Barlamanka oo loo diiday in ay Madaxtooyada cadaado ku shiraan kadibna u wareegay Xarunta Kafaalo

0
SHARE

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Maxamed Xaashi , Gudoomiyaha Barlamaanka Galmudug Cali Gacal iyo masuuliyiin kale ayaa maanta kormeeray xarunta Kafaalo magalaada Cadaado.

Xarunta Kafaalo ayaa ah halkii lagu dhisay dowlad goboleedka Galmudug, waxaana la filayaa in ay saldhig u noqoto barlamaanka Galmudug, Masuuliyiintan Galmudug ayaa saxaafadda kula hadlay halkaas.

Dhanka kale Markii uu dhamaaday shirka jaraa’id ayaa Madaxda Galmudug waxa ay shir ay albaabadu u xiran yihiin la qaateen xildhibaanada Galmudug.

LEAVE A REPLY